Dhadhan restaurant

Dhadhan restaurant Asc so dhawow wllka/wlsha sharafta lahow/lahey
Halkani waa bayjka saxda e cunto kariyaha dhadhan wixi talo io tusaala wad nala wadaagi karta

24/09/2024

Maalin dhawayd ayay hayd markay fariidnimadeedu social media qabsatay
Inalilaahi wa ina ilayhi raajicuun

Hanad Adam bartAA KAGA HAY SHOODHE
20/09/2024

Hanad Adam bartAA KAGA HAY SHOODHE

Wuxuu islaamay kaddib Furashadii Makka, nin Xoolo badan iyo Hanti leh ayuu ahaa, balse diinta islaamka ayuu uga tanaasulay xoolohiisii, kuna darsaday Jihaadka, markaasuu Nabiga weydiiyay Scw: Xoolahaygaasii Aakhiro ma ii tagayaan, Rasuulkuna Scw wuxuu ugu jawaabay: Waad macaashtay weliba, mana kaa dayacmayaan,

Dagaalkii Ajnaadayn, ayuu reer Ruum ciidankodii midig iyo bidixba ka siiyay seefta, dhinac walbana u jiidhay, isagoo ka tallaabsanaya maydkooda,

Markay ka yaabeen dag daga, uu seefta ula dhex qaadayo, iyo Taatikadiisa, ayay 30 nin ku ballamiyeen, kaliya inay isaga kurka ka gooyaan, hadyadna uga dhigaan Hercules oo ahaa Boqorka Ruum,

Markuu arkay 30 nin oo ku soo socda dhankiisa, ayuu Gaashaankii tuuray, dharkiina dhigtay, markuu is feedho qaawiyay, ayay ka naxeen xooggiisa, murqaha gamcaha iyo laabtaba, iyagoo u bixiyay Shaydaan qaawan 😧

Markuu 5tii u soo horreeyey karbaashay, ayay intii kale yaacday, waana la waayay nin waajaha, illaa iyo hogaamiyihii ciidanka Ruum, oo lagu magacaabo Vardan, uu u soo baxay si aanu ciidan kale uga galaafanin, isagoo is leh adiga kaliya ayaa iska celin kara,

Balse hogaamiyihii Ruum oo uu dhex maray dagaal adag oo qaatay 30 daqiiqo ku dhawaad, seeftiisii ayuu ka dhex saaray 🗡️ intuu dhulka dhigtay, ayuu Allahu odhanaya, Saxaabadiina markay maqleen, Allahu Akbarta ka soo baxaysay Dhuunta raggii ragga ahaa, waxad moodaysay dhul gariir, mar qudha iyagoo wada leh Allahu Akbar,

Ciidankii Ruum markay maqleen in hogaamiyahoodii la dilay, way jabeen, hadda garo oo maalinta uu ninkani sidaa samaynayo, waxa jooga, oo ciidanka iyo hogaamiyayaasha Muslimiinta ka mid ah: -

Khalid ibnu Waliid
Camar ibnul Caas
Abu Cubayda ibn al-Jarrah
Shurahbiil ibnu Hasana
Yaziid ibnu Abii Sufyan
Ubadah ibnu al-Samit
Cikrima ibnu Amr

Nin kasta maalin lagu xasuusto ayuu leeyahaye, Battle of Ajnadayn, xiddiga dagaal kaas wuxuu ahaa, Actorka qisadeenan, Bosska, Libaaxa, iyo Man of the matchka, wuxuu ahaa Diraar Ibnu Al-Azuur,

Dagaalkaas uu wacdaraha dhigay, waa dagaalkii lagu furtay magaalada Ramla loo yaqaan ee Falastiin hadda ka tirsan, kaaga sii darane waxyaabaha lagu xasuusto dagaalkaas, waxa ka mida: in Khawla Ibnu Azuur oo ah Badalka qisadan walaashii, ay Khaalid ka baryaysay inay walaalkeed ka garab dagaalanto, 4 nin ayay dishay kaddib markuu Fasaxay Khaalid Binu Waliid oo ahaa hogaamiyaha ciidanka,

Ka dhamaan mayno raggaas ee waxa kuu soo koobay kalaamka Allah
رجال صدقوا ما عاهدوا الله عليه
Rag ka run sheegay ballankay ilaahay u qaadeen. ✊

Kuwan ayaa ku dayasho mudane, Jumce wanaagsan dhalinyaro ❤️

Asc dhamaan macaamiisha Dhadhan-samaha,nadaafad-samaha,Soo dhawayn-samaha, gobolka togdheer ku xidhanow
19/09/2024

Asc dhamaan macaamiisha
Dhadhan-samaha,nadaafad-samaha,
Soo dhawayn-samaha, gobolka togdheer ku xidhanow

Address

Siirooga Waraabe Cade
Burco

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dhadhan restaurant posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share