Soma-Chicken Farm

Soma-Chicken Farm Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Soma-Chicken Farm, Majidul Huda, Garowe.

06/05/2020

Soma- Chicken farm waxay ku haysaa ukuntii wadanta asal ah.

Caruurtada sii oo adiguna cun.

waxaan idin hayna ukunti dalka oo fresh ahwaxana ku diyaara shaqaale u dhega nugul qancinta macaamisha waxan kalo idinku...
02/05/2020

waxaan idin hayna ukunti dalka oo fresh ah
waxana ku diyaara shaqaale u dhega nugul qancinta macaamisha
waxan kalo idinku kenayna ukunta idinko jooga gobohina ganacsiga (Free delivery)

nagala soo xiriiira
0905004477
0905004488

RAMADAAN MUBAARAK
24/04/2020

RAMADAAN MUBAARAK

Shirkada soo saarista ukumaha digaagga ee Soma-Chicken Farm waxay macaamiisha Soomaliyeed gaar ahaan Shacabka reer Puntl...
22/04/2020

Shirkada soo saarista ukumaha digaagga ee Soma-Chicken Farm waxay macaamiisha Soomaliyeed gaar ahaan Shacabka reer Puntland ogeysiinaysaa in shirkadu diyaarisay ukumaha digaagga oo qiimo jaban, tayadooduna aad sareyso.

Hadaba macaamiishana qaaaliga waxaan leenahay kusoo dhawaada gacmo furan iyo qiimo ku raaligaliya.

xafiiskayga waxa uu ku yaala garowe
agagaarka masjidka huda ama hotel huda xafiisyadisa hoose
waxaadna nagala so xiriiri kartan numbardan hoos ku xusan

0905007744
0905008844

Mahadsanidiin

20/04/2020

Kusoo dhawaada Soma-Chicken.

Address

Majidul Huda
Garowe

Telephone

+252905007744

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Soma-Chicken Farm posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Soma-Chicken Farm:

Share