22/10/2022
Dhacdo murugo leh ππ
Ilmahan yar ee idin muuqda waa reer berbera waana gabadh yar oo 13 jir ah hooyadeed waxay dhashay kaligeed waxa ku dhacay intay yara xanuunsatay baa la geeyay farmasi ka dib irbad buu ku muday waxana ka hoodhay diirkii dhama ilmahan yar hooyadeed iyaduna waa qof xanuunsan oo magaalada laga yaqaan aabaheed waa danyar isna sida lay sheegay dhawr walaal yihiin xanuunsan yihiin waa qoys aad u danyar oo aan haysan wax ay cunto siistaan dawo daayo waxan walaalaha khayr jecel damiirkooduna nool yahay ka codsan in ilmahan yar la soo caawiyo iyada iyo qoskeedba si adigana masiibo noocan oo kale ah kugu dhicin waxad bixisaba waa wax tar oo biyo xitaa ma haystaan πππ
Waxad awoodo waxad ugu hagaajin gabadh muxsinad ah oo hawsha sii bilowday ama adiguba si toos waad ugu tagi kartaa cusbitaalka berbera oo ay taal
Qore: Amb Mukhtaar Allaale