26/05/2026
๐โจ Ciid Mubaarak โจ๐
Maamulka iyo shaqaalaha Nada Restaurant waxay dhammaan ummadda Islaamka ah gaar ahaan macaamiishooda qiimaha badan ugu hambalyeynayaan munaasabadda barakeysan ee Ciidul Adxaa. ๐๐ค
Waxaan idiin rajeynaynaa farxad, caafimaad, barwaaqo iyo in aad ciidda ku gaartaan bashbash iyo nabad.
Mahadsanidiin kalsoonida aad mar walba nagu garab taagan tihiin. ๐โจ
๐ Ciid Wanaagsan
๐ฝ๏ธ Nada Restaurant