Cawad Store

Cawad Store Ma raadinaysaa meel laga helo rashin tayo leh iyo qiimo jaban
haday jawabtadu tahay HAA soo booqo CAWAD STORE

✨ Hadda Waa Fursad Dahabi Ah! ✨Maanta Cawad Store waxa uu kuu hayaa raashin tayo sare leh oo leh qiimo dhimis gaar ah!Ka...
10/07/2025

✨ Hadda Waa Fursad Dahabi Ah! ✨
Maanta Cawad Store waxa uu kuu hayaa raashin tayo sare leh oo leh qiimo dhimis gaar ah!
Ka faa’iidayso 20% OFF dhammaan Bariiska & Sonkorta ilaa dhammaadka maanta!

💥 Dalbo hadda oo ka hel adeeg degdeg ah!
📍 Cawad Store - Meesha ugu sahlan ee aad ka hesho raashin tayo leh, qiimo macquul ah.
📞 WhatsApp: [0636431286]

"Markaad Cunto u kariso Qoyskaaga... Maxaad ugu doorataa?" 👨‍👩‍👧‍👦🍛Quraacdiin? Qado aan la iloobi karin? Mise Casho lagu...
23/06/2025

"Markaad Cunto u kariso Qoyskaaga... Maxaad ugu doorataa?" 👨‍👩‍👧‍👦🍛
Quraacdiin? Qado aan la iloobi karin? Mise Casho lagu nasto?
👉 Noo sheeg raashinka aad ugu jeceshahay inaad u kariso qoyskaaga –
Waxaa laga yaabaa in dalabkeena dambe ku salaysnaado doorashadaada! 😍

👇 Hoos comment noogu reeb, waxaadse rabtaa inaan keenno bariis, baasto mise canjeelo?

📍 Cawad Store – Raashin tayo leh oo ku habboon jeebkaaga!

Cawad Store – Raashinka qoyskaaga ugu jaban! ✅"Waxaan kaa helaynaa Bariis nadiif ah, Baasto tayo leh, Saliid cusub iyo S...
22/06/2025

Cawad Store – Raashinka qoyskaaga ugu jaban! ✅"
Waxaan kaa helaynaa Bariis nadiif ah, Baasto tayo leh, Saliid cusub iyo Sonkor nadiif ah – dhammaan qiime macquul ah!
📍 Ku yaalla: Xera–Awr, Hargeysa
📲 Fariin noogu soo dir si aad u ogaato qiimaha jumlada & tafaariiqda maanta!

Address

Hargiesa
Hargeisa
00252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Cawad Store posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share