Bashna Coffee

Bashna Coffee Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Bashna Coffee, Coffee shop, Jidka Warshadda Hilibka Kismaayo, Kismaayo.

10/04/2024
10/04/2024

Waxaan ummada Muslimiinta gaar ahaan Soomaalida iyo ehelkeyga ugu hambalyeynayaa maalinta Eidul fidriga.
Eid Mubarak

Waxaa Caawa Bashna Coffee  laga dareemayaa Saxmad aad u wayn iyaga oo ay soo buux dhaafiyeen Macaamiisheena Sharafta leh...
03/05/2022

Waxaa Caawa Bashna Coffee laga dareemayaa Saxmad aad u wayn iyaga oo ay soo buux dhaafiyeen Macaamiisheena Sharafta leh Kaddib isbadalkii lagu sameeyay Maqaaxida Bashna oo dib la idinkugu furay.

Waxaan idinka raali galinaynaa Muddadii ay Xirnayd ee uu ku socday Dhismaha.
_____________________________________________
Bashna nagu kaalay si aad nagula Caweyso.

Muddo sanad ah oo ay Shaqeenaysay Bashna, waxaa hadda isbaddal ballaaran lagu sameenayaa Maqaaxida, oo lagu daray Qaybta...
29/04/2022

Muddo sanad ah oo ay Shaqeenaysay Bashna, waxaa hadda isbaddal ballaaran lagu sameenayaa Maqaaxida, oo lagu daray Qaybta Sare ee Dhismaha,

Bashna waxay isku diyaarineysaa Maalinta Ciidda ee nagu soo foodda leh insha Allah.

Macaamiisheena kusoo dhawaada Bashna oo sideedii h**e ka qurux badan.

05/03/2022

Yoolkeennu waa bun dhadhan leh iyo madal ay saaqday caraftiisu oo fadhi wanaagsan. Waxaan u taaganahay qancintaada ee noo kaalay.

πŸ“· Maandad

Artist: 4C ARTS

02/02/2022

Waxaa safka dheer loogu jiro, waa Bunka Bashna.

Galab Wanaagsan Macaamiisha Bashna
08/11/2021

Galab Wanaagsan Macaamiisha Bashna

Meesha kaliya naftaadu kunasan karto wa wa Bashna Coffee ❣️
28/10/2021

Meesha kaliya naftaadu kunasan karto wa wa Bashna Coffee ❣️

Bashna Coffee  Kaalay Nala Fiidso β˜•β£  Somalia-Kismayo
28/08/2021

Bashna Coffee Kaalay Nala Fiidso β˜•β£
Somalia-Kismayo

Nagu soo biir si aan waqti ugu wada qaadano waqti jimcaha iyo Bashna Coffee
13/08/2021

Nagu soo biir si aan waqti ugu wada qaadano waqti jimcaha iyo Bashna Coffee

Coffee Dhadhanleh  ugu kaalay Bashna Coffee   sidoo kale waxaa kuu dheer far shaxan Qurxoon oo lagu xardhayKaalay oo Nal...
07/08/2021

Coffee Dhadhanleh ugu kaalay Bashna Coffee sidoo kale waxaa kuu dheer far shaxan Qurxoon oo lagu xardhay
Kaalay oo Nala Qaxwee Marka Horeβ€β˜•πŸƒβ€β™‚οΈ

Address

Jidka Warshadda Hilibka Kismaayo
Kismaayo

Opening Hours

Monday 13:30 - 02:00
Tuesday 13:30 - 02:00
Wednesday 13:30 - 02:00
Thursday 13:30 - 02:00
Friday 13:30 - 02:00
Saturday 13:30 - 02:00
Sunday 13:30 - 02:00

Telephone

+252611573355

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Bashna Coffee posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category