Axsan Sweets & Fruit

Axsan Sweets & Fruit Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Axsan Sweets & Fruit, Restaurant, Jubbada Hoose, Kismayo.

Caawa Waxaan macaamiisheena u diyaarinay  Mac- Macaanadii aad nooga barateen, Waxaan kusoo dhaweynayanaa Gacmo furan.
31/03/2025

Caawa Waxaan macaamiisheena u diyaarinay Mac- Macaanadii aad nooga barateen, Waxaan kusoo dhaweynayanaa Gacmo furan.

Axsan Sweets & Fruit Ayaa mac-macaan gar ah udiyaarisay qaar kamid ah Macaamiisheeda qabta macaanka, Kuwa sida gaar ah u...
18/02/2025

Axsan Sweets & Fruit Ayaa mac-macaan gar ah udiyaarisay qaar kamid ah Macaamiisheeda qabta macaanka, Kuwa sida gaar ah udhibsada macaanka iyo kuwa dhimaya miisaankooda.
Hoyga mac-macaanadu k**a tagin hasoo booqan waayin.

Team-ka Axsan Sweets & Fruit Waxay hambalyada farxada la wadaagaysaa Wariye Abdulaahi Xuseen Kilas oo ay Bogiisa soo raa...
18/02/2025

Team-ka Axsan Sweets & Fruit Waxay hambalyada farxada la wadaagaysaa Wariye Abdulaahi Xuseen Kilas oo ay Bogiisa soo raaceen Asxaab ka badan 20k

18/02/2025

Hada dalbo oo hada hel, Axsan Sweets & Fruit macaamiishadu waxay lee yihin adeeg hufan oo dag dag leh.

17/02/2025

Mid ka mid ah macaamiish xarunta Axsan Sweets & Fruit ayaa kasoo fal celiyay Mac macaankii aan u sameynay.

16/02/2025

Kusoo Dhawaada Hoyga Maca-Macaanada kismaayo

16/02/2025

Hoyga Mac-macaanada kismaayo

Xarunteena waxay idin diyaarin doontaa macmacaanada noocyadood kala duwan, waxaad ka helaysaa macmacaan nooc walba sida ...
16/02/2025

Xarunteena waxay idin diyaarin doontaa macmacaanada noocyadood kala duwan, waxaad ka helaysaa macmacaan nooc walba sida Keegaga, Doolshayaasha, Buskudyada iyo Sharaabyada.

Qofkii leh xaflad waa soo dalban karaa Keegaga iyo dhamaan macmacaanka.

FG: Waxaa laga furay Isgoyska Golol, aaga dabaqa Ibraahim Indho wadada aada dhanka Suuqyaasiin.

Meherad kala xiriir macmiil: 📞0613808686/0619270027

Soo dhawaada Macaamiil

Address

Jubbada Hoose
Kismayo

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Axsan Sweets & Fruit posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category