Nasiib Shop LLC

Nasiib Shop LLC Nasiib Shop ugu imow Waxyaabaha lagu iiboyo Dukaanada waweyn ee Somalia Hadda Dalbo Hadda Hel

22/10/2024

*OGEYSIIS: Fursad waxbarasho*

*Walaalaha halkaan ku mideysan waxaa la ogeysiinaa in ay jirto fursad waxbarasho oo dalka gudihiisa ah, taasoo qofka u oggolaaneysa in uu helo qiima dhimis 20%, 30%, 40%, ama 50% ah. Takhasusyada bannaan waa:*
1. Electrical Engineering
2. Public Health
3. Midwifery

*Fiiro gaar ah, fursadaan qofkasta ayey u furantahay ee inta u baahan hala gaarsiiyo, waqtiga fursadaan ay bannaantahayna waxaa ka harey waqti koobaan*

*Qofkii u baahan ha igala soo xiriiro WhatsApp numberkaan: 0612 292301*

*Mahadsanidiin*

30/09/2024

Su,aashuna sidii caad adigay kugu saab Santoo
Kasaar gasha seefta warkaagoo sugar isii??????

SUBAX WANAG SAN MY TEAM

21/09/2024

Jaceylkagu wuxuu ibaray in qof loo baahdo.
Aan kuu baahneyn xanuuka ay leedahay.
Jaceylaagu wuxuu ibarrey sida loo ooyo.
Lkn ima barin sida loo farxo.
Ama qalbiga looga qoslo.
Noqo qof loo baahan karro.

12/09/2024

Isku soo noqot wanag san
My team

Waxaa manta Reer kusoo biirtey GabarKalle ayaan uga mahad celinaynaaAniga io marwadayda   MSS AMBIYO OMAR ALi    Taariiq...
13/08/2024

Waxaa manta Reer kusoo biirtey Gabar
Kalle ayaan uga mahad celinaynaa
Aniga io marwadayda
MSS AMBIYO OMAR ALi
Taariiqduna ay tahay 13/8/2024
Saacaduna wa 5:00pm subax nimo
Malin tuna waa tallaado
Hambalyo hambalyo

11/08/2024

Ilduufbaa shax kaa dilloo irbadu geel laguma qalo
Ogaalbaa marqaati fiican lexana waa lagaa tagaa
Iimaankaa lagu dhegaa
Xa,unbay uqraarkacdoo anigu kaa aarsanmaaye illaah ban talda saartey

WAXAAN MAXAY YIHIINE
28/07/2024

WAXAAN MAXAY YIHIINE

25/07/2024

QAYAANO,XAASID,LAQDAWO,
MASIIBO,2WALL ISKA HORGEYSOOY XUMAAN WIXII ADUUNKA JIREY
WA GACANTAADA MIDIG
HADANA ADIGAY KUGU TALAA GACANTA
SU,AAL SIDEED YELAYSAA GACANTAAS SIDAN
U,DHIB BADAN
maqarib wanagsan
Hada yaa I,fahmay

25/07/2024

GALIILYADA NAFTEYDIYO WAXA GUBAYA LAABTEYDA
GUCASHADA XASUUSTIYO
ILMADA GOONKA
MIRANAYSA

24/07/2024

CIIL IGU QABOOBIYO
GODOBTAAN TIRSANAYANE
CIDI II GARARAABEYN
TALLADAYDA GEED DHEER
HASAAR NATO GUDKI
ADIGANE GARADA INDHAHA
ALA GELIYAY
OOHEY WAX GARASHADA WA LAGUGU
GAABSHAYE
MID GARGAARA HATAIRI ANIGA

23/07/2024

JIIR GO,AY HABEEN QURA JIRO ANOON KU SEEXANEE???????????

18/07/2024

@༆💞Raaxadayda🥺༄:inan cuqdada iska saro niyadeydu aqbli mayso💔😭ila intu qabgeyga ka badson🥺❤️‍🩹horey ayad ii bartay jclka🫶🤍waqti bdan ayd hortyda ka so muqan jirty🙄💓wxn blan kga qadi inan marna ku ilaweyn🧠🤦❤

Address

Marka Near Shalambood
Marka

Telephone

+252617696073

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Nasiib Shop LLC posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category