Good xariir sh cabdulahi

Good xariir sh cabdulahi waxaan u rabaa page Aan ku soo bandhigo waxyaabo macquul ah oo bulshada anfaca

20/06/2022

Doqonimada xasan sheekh Dan uma aha soomaaliya

10/06/2022

Xasan sh waa fashilmay kadib markuu yiri mushaharka ciidamada ayaan qayb ka gooynayaa si aan Abaaraha wax uga qabto

WALEE FARMAAJO WAX DHAAMA LA WAA
27/05/2022

WALEE FARMAAJO WAX DHAAMA LA WAA

Ninkii shalay ku xaday ee doraad ku dhacay macquul ma tahay inaad maanta doorataan waa suaal jwb ubaahan soomaliyeey
21/05/2022

Ninkii shalay ku xaday ee doraad ku dhacay macquul ma tahay inaad maanta doorataan waa suaal jwb ubaahan soomaliyeey

Saadanbaad garanLkn maanta Garan maysid
09/05/2022

Saadanbaad garan
Lkn maanta Garan maysid

Xildhibaan codkaaga u hiili Dalkaaga oo Dooro Nin Aan iin lahaynTuug ahaynDaacad ah oo hufan
09/05/2022

Xildhibaan codkaaga u hiili Dalkaaga oo Dooro Nin Aan iin lahayn
Tuug ahayn
Daacad ah oo hufan

08/05/2022

Dalku maanta Badbaado ayuu rabaa
Waxaana Badbaadin kara
Waxaan ahayn
Hawiye
Iyo Darood waa fikitkayga

26/04/2022

Aan aragno meeshay ku danbayso
Hadii farmaajo tago

Hanbalyo 12ka April maalin xasuus mudan waxaan Hanbalyo udirayaa dhamaanba ciidanka xoiga dalka soomaaliyeed meel ay joo...
12/04/2022

Hanbalyo 12ka April maalin xasuus mudan waxaan Hanbalyo udirayaa dhamaanba ciidanka xoiga dalka soomaaliyeed meel ay joogaanba waxaan lee ahay hanbalyo

09/04/2022

Hankaagu ha dhaafo Reer hebal

07/04/2022

God Qiyaano Ha qodin
Hadii aad qodana ha dheerayn
Kudhicidoontaana ma ogid

07/04/2022

God Qiyqqno Ha qodin
Hadii aad qodana ha dheerayn
Ku dhicidoontaana ma odig

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Good xariir sh cabdulahi posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share