Janu Café and Restaurent

Janu Café and Restaurent Jawi dagan Qurux cunto macan iyo adeeg ku qanciya usoo gaadh Janu Café and Restaurent
Dalabkaga waxa ku dheer dabacsanan wada shaqeyn iyo darajeyn qaas ah

Waxaan kugu so dhaweyneyna jawi dagan cunto macan sharaf iyo qadarin qaas ah qiimo ku raali geliya iyo discounts u gaar noqon doona dadka is diiwan geliya waxa inta ku dheeran doona cunto dal iyo dibadba dag dagna aad ku heli doonto fadhi iyo safaari ahaanba sido kale complain box oo dacwo hadaad qabto inoo reebi doonto si qalad keena aan u saxno waxi fahfahin ah inagala soo xiriir talefanada kor ku xusan mahadsanid

It should be of our own choice where to go for Good place with delicious food O Janu cafe your delicious, sweet luscious...
14/02/2017

It should be of our own choice where to go for Good place with delicious food

O Janu cafe your delicious, sweet luscious food will make people
Come again n again dear friends come , see all health and Great environment

Make your day special and visit Janu Café and Restaurent     contact num: 061-9-008181 And 061-2-007878 your friends
01/12/2016

Make your day special and visit Janu Café and Restaurent



contact num: 061-9-008181 And 061-2-007878

your friends

    qado macan ku qancin doonta uso doono janu café and restaurent -Contacts : 0619008181 ama 0612007878
26/11/2016

qado macan ku qancin doonta uso doono janu café and restaurent

-Contacts : 0619008181 ama 0612007878

Adaa dhadhankiyo macaanta nafta u diyaariyo muteeeystay inaan kusoo doonto marar badane ha moogan inan marwalbo u nahay ...
19/11/2016

Adaa dhadhankiyo macaanta nafta u diyaariyo muteeeystay inaan kusoo doonto marar badane ha moogan inan marwalbo u nahay diyaar qancintada naguso gaar janu café and restaurent halagu tilmaame kaalay saxibkaagana/saxibtadana keen kalaso xiriir numberks kala ah :

0612007878 ama 0619008181

JANU CHICKEN AND CHIPS WAXEY KU DIYAARISAY CUNTO MACAAN MARWALBA QANCINTA MACAMISHENA WA MAHIM WAXI DALAB DAG DAG AH KAS...
14/11/2016

JANU CHICKEN AND CHIPS WAXEY KU DIYAARISAY CUNTO MACAAN MARWALBA QANCINTA MACAMISHENA WA MAHIM WAXI DALAB DAG DAG AH KASO WAC NUMBERS KA KALA AH

0612007878 AMA 0619008181

CASHO FUDUD

Dhadhami adaan ka dhargi doonine Baasta fageeti adigaa jeclaan doone bal mar un mar un u kaalay janu café and restaurent...
08/11/2016

Dhadhami adaan ka dhargi doonine Baasta fageeti adigaa jeclaan doone bal mar un mar un u kaalay janu café and restaurent oo kuula diyaar ah cunto dag dag ah mid fadhi ah iyo safaraari mid fudud iyo mid vitamine nooc walba leh qiima ku raali geliya iyo qadarin qaas ah ugu so hagaag Janu café and restaurent numberada kala ah

0612007878 ama 0619008181

Qabow iyo Quraac macan , qima jaban iyo qadarin qaas ah ugu so hagaag Janu café and restaurentContact : 0612007878 ama 0...
30/10/2016

Qabow iyo Quraac macan , qima jaban iyo qadarin qaas ah ugu so hagaag Janu café and restaurent

Contact : 0612007878 ama 0619008181

Janu café and restaurent oo marwalba diyaar u noqon doonto u adeeg dag dag macamisheda iyo qimo jaban , jawi qurxan iyo ...
28/10/2016

Janu café and restaurent oo marwalba diyaar u noqon doonto u adeeg dag dag macamisheda iyo qimo jaban , jawi qurxan iyo cunto ku rali gelisa kala soo xiriir numbers ka hoos ku xusan

0612007878 ama 0619008181

ama kalay oo soo gaar ciwankan hoos ku xusan
Jubada-sare , Suuq bacaad , Near dahabshiil

Address

Jubada Sare-Suuq Bacaad-Near Dahabshiil
Mogadishu
002526

Opening Hours

Monday 05:30 - 23:00
Tuesday 05:30 - 23:00
Wednesday 05:30 - 23:00
Thursday 05:30 - 23:00
Friday 05:30 - 23:00
07:00 - 21:00
Saturday 05:30 - 23:00
Sunday 05:30 - 23:00

Telephone

+252619008181

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Janu Café and Restaurent posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Janu Café and Restaurent:

Share