Chef Eyad Somalia

Chef Eyad Somalia Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Chef Eyad Somalia, Restaurant, KM5 Laamiyaraha zoobe, Mogadishu.

Ciid Al Adha Mubarak ❤️Kaalay nagula ciid farxadda ciida ee Chef Eyad Somalia Ciid wanaagsan dhammaan macaamiisheena qaa...
27/05/2026

Ciid Al Adha Mubarak ❤️

Kaalay nagula ciid farxadda ciida ee Chef Eyad Somalia

Ciid wanaagsan dhammaan macaamiisheena qaaliga ah.

26/05/2026

Chef Eyad Somalia
Waxaan soo kordhinay quraac cusub Kaalay nagula quraaco

22/05/2026

Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Gamal Mohamed Hassan, oo Soo booqday Xarunteena Chef Eyad somalia.

16/05/2026

Chef Eyad somalia Word famous smoked meats #

16/05/2026

Waxaa sharaf weyn noo ah in xarunteena Chef Eyad Somalia uu nagu soo booqday Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS, mudane Ahmed Moalim Fiqi.

We Are HiringSenior Call Center SupervisorRequirements:• Bachelor’s Degree in IT or related field• Strong Report Writing...
13/05/2026

We Are Hiring
Senior Call Center Supervisor

Requirements:
• Bachelor’s Degree in IT or related field
• Strong Report Writing & Excel skills
• Excellent Customer Service & Communication skills
• Minimum 3 Years Experience in Customer Care or Call Center Operations

04/05/2026

Xafladda xarig-jarka ee Chef Eyad Somalia waxay u dhacday si aad u qurux badan, nidaamsan, isla markaana heer sare ah.

04/05/2026
03/05/2026

Axmed Macallin Fiqi – Wasiirka Gaashaandhigga XFS ayaa si sharaf leh uga soo qeyb galay xafladda xarig jarka ah, kadibna kalimad kooban ka jeediyay.

Address

KM5 Laamiyaraha Zoobe
Mogadishu
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Chef Eyad Somalia posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category