Yoonis kulmiye

Yoonis kulmiye Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Yoonis kulmiye, Restaurant, Colombo.

Permanently closed.
Aniga iyo zaxibky Othman Mòhà Òmèŕ waxaan soo kala saxiixany inaysan marnaba joogsanin waxbarida iyo caawinta dadka dany...
07/11/2024

Aniga iyo zaxibky Othman Mòhà Òmèŕ waxaan soo kala saxiixany inaysan marnaba joogsanin waxbarida iyo caawinta dadka danyarta ah ee waxbaranaya waxaaa isoo gaartay in ay si wanaagsan ugu socoto caawinta dadaka danyarta ah ilaahy [SWT] ha idinla garab galo adiga iyo macaliminta kale

education is the only thing that shows you good and bad📚📚🖋✏️

Haday boogi kugu taal nin kale tiiso kaadadane Hadaad adigu tuur leedihiyo tuutir iyo qaalo Mid kale inaad toosisaa waa ...
26/10/2024

Haday boogi kugu taal nin kale tiiso kaadadane

Hadaad adigu tuur leedihiyo tuutir iyo qaalo

Mid kale inaad toosisaa waa tu aan dhicine

Aduunyadu waa caynba cayn.
12/10/2024

Aduunyadu waa caynba cayn.

A H U walaalkay Qadar Ali ahmed oo ku shahiiday qarax ka. Dhacay duleedka magaalada mogdishoKhawaarijtu qofkasta dil Aya...
21/08/2024

A H U walaalkay Qadar Ali ahmed oo ku shahiiday qarax ka. Dhacay duleedka magaalada mogdisho

Khawaarijtu qofkasta dil Ayaa ugu xukuman waxase nasiib leh qofkii ay dilaan asoo iska celinaya

Allah yaa raxma

06/07/2024

Hadiii lugu xilsaaroo
Wax yaqaan luguu xilo
Lugu moodo xamil qaad
Xandhashaa la eedooo
Hadba gacan xaraystiyo
Bilaash xayte ha ahaan !

08/06/2024

Xurguf nimaad lahaydiin
Ku xumeeeya beri h**e
Raran xabadka,kuu dhigay
Halkuuu xooga ku lahaaaaa
Hadday Dani ka xoortooo
Nabsi xuurtu galiyooo
Go Gondahaaaga ku xirxiro
Haxasuusan waaayoooo
Haka xiganin tiiseee
Burcad ugu xideeyooo
Larafiiq hayaaabe

In kastooo mariinkiyo Magac aad katathay dumarMarna kulama simi karoInta kaala mida magac Muuqaal hadey tahay  Maankiyo ...
25/04/2024

In kastooo mariinkiyo
Magac aad katathay dumar
Marna kulama simi karo
Inta kaala mida magac
Muuqaal hadey tahay
Maankiyo wax karadkiyo
Midabkaada dahabkaaa


Kudarso_________?

WAA MAXAY WAX NARASHO ❓️Waxbarshadu waa gun dhiga iyo aas aaska aadamaha waana kobciyaha maanka iyo maskaxda.   ANIGA AH...
18/04/2024

WAA MAXAY WAX NARASHO ❓️

Waxbarshadu waa gun dhiga iyo aas aaska aadamaha waana
kobciyaha maanka iyo maskaxda.

ANIGA AHAAN WAXBARSHADA WAA LA IGA GATAAA LKN

ANIGA AHAAN UBAXA SOO BAXAYO K**A GATO

WAA LABO WIIL OO WAAAALO AH MISANA SODAHY CASHIRNA INUU DHAAFO AANA RABIN

[✅☑️️  ] Ubax quruxleh dhaayaha uroon 🥀⚘️🌾[✅️☑️  ] Oo qalbiga deeqda 🫀[ ✅️ ☑️] Mugdigaba iftiin sulisoo aqalka nuursiisa...
05/04/2024

[✅☑️️ ] Ubax quruxleh dhaayaha uroon 🥀⚘️🌾
[✅️☑️ ] Oo qalbiga deeqda 🫀
[ ✅️ ☑️] Mugdigaba iftiin sulisoo aqalka nuursiisa 🌅🌄🎆🎇
[ ✅☑️️ ] Caqli badan aqoon lugu daray aragti dheeraad ah ✨️❣️💔
[✅️ ☑️] Gaari uunku wada qiray oo filkeed dhaaftay 💕💖💗
[✅️☑️ ] Itaal dheer dhamaan aynigeed oo kaso muuqan🫂💟💌

29/01/2024

Galmudug waa la sixray goolka waa dhalaa lakin arki meyno.

Mar hadey is moodaan kuwa weerar gali kara waxa yimed maroco kan 🇲🇦 Qurux la isku dhaaf yoo Qarash la isku dhaaf yoo    ...
19/01/2024

Mar hadey is moodaan
kuwa weerar gali kara
waxa yimed maroco kan 🇲🇦
Qurux la isku dhaaf yoo
Qarash la isku dhaaf yoo

HELOW REER MOROCCO KAN 🤙 🤙 🇲🇦

🇲🇦 🇲🇦

19/01/2024

Nolosha Aan kunoolnahay waa nolol qiyaaliya maanta marka aan arkay anigoo magaalada jooga nin tooksanaya oo ilkaha uxiran yiheen

Address

Colombo
03

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Yoonis kulmiye posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category