05/12/2023
Cafe Valens Waxay kaaga faaideynaysaa cayaarta super cupka.
Sadaali oo ku guuleyso $20.
Gadiidka 🆚 Dekadaha Fc
Sharuuddaha:
1. Follow soo dheh page-ka.
2. Share dheh post-ga.
3. Saadaalintu waxay ku egtahay marka ay bilaabato ciyaarta.
F.G: Haddii aadan shuruudaha buuxin, qof buuxiya ee kaa dambeeyey ayaa abaal-marinta heli doona.