11/08/2023
WAR DEGDEGA: “ Anigu kursiga xabad kuma doonaayo kumana fulaayo , Dadku qoriga ha dhigaan , nabad ayaan wax ku raadinayaa , Muuse Biixi ciidanka ka dul qaado …” Musharrax Cirro.
Nala soco...