Hiil Walal Group

Hiil Walal Group ISKA ISKU XILQAAM

03/04/2022

A.S.C DHALINYARADA HIIL WALAAL OO ISKU XILQAAMAY CAWIINTA DADKA DANYARTA AH AYAA HADANA UTAAGAN SIDEEY HAD IYO JEER UXAQABTIRI LAHAAYEEN WALALAHOODA DANYARTA AH SIDA AFURI WALAALKA AMA CIIDSI WALAL

WAXAAN KA CODSANEEYNA WALAALAHA MUSLIMIINTA AH INEEY SO CAWIYAAN WALALAHOODA ANAAN AWOODIN INEEY AFURAA 1$ AAD KU AFURSIISO WALALKAAGA MUSLIMKA AH U AFURI WALALKA ALE DARTII HADADAN AWOODIN ADIGA GAARSII WALLKA AWOODO OO SHARE GAREE WLL WAXII FAAH FAAHIN NAGALA SOXIRIIR
+252615237717 & +252 61 2838646 &+252614477755

FASAX KADIB HIIL WALAAL SHAQO WACAN  IYO DEGAANKOO SII QURXISNO
03/01/2022

FASAX KADIB HIIL WALAAL SHAQO WACAN IYO DEGAANKOO SII QURXISNO

NADAFADA WAA IMAANKA BARKIISA KUDADAALA NADAFADA
06/11/2021

NADAFADA WAA IMAANKA BARKIISA KUDADAALA NADAFADA

08/10/2021

WAX UQAWO ISKAAGA

14/09/2021

HIIL WALAAL GROUP

MUHIIMADEENU WAA NADAAFADA

IYO BILIC SOOCELINTA DEGAANKA

DIINTENA WAXAA KA SUGNAATAY

NADAAFADA WAA IMANKA BARKIISA

SIDAA DARTEEDA WAXAN ISKU XILQAANAY NADAAFADA DEGAANKEENA

MARAKA UMA JOOJINEEYNO DADKA QALBIGA KA XANUUSAN NAGA BADAN DADKA QALBIGA NAGA DHIIRI GALIYO XATAA 1 QOF HA.AHAADEE

HIIL WALAAL GUUL IYO GOWANIMO

HADAFKEENU WAA HAL HAMNIGEENU WAA HORMAR  HIISIGEENU WAA GUUL
31/08/2021

HADAFKEENU WAA HAL HAMNIGEENU WAA HORMAR HIISIGEENU WAA GUUL

Sidaynu wada ogsoonyahay dhalinyaradu waxa weeye laf dhabarka umadd kasta waana kaydka dhabta ah ee ay haysato, haboonna...
10/08/2021

Sidaynu wada ogsoonyahay dhalinyaradu waxa weeye laf dhabarka umadd kasta waana kaydka dhabta ah ee ay haysato, haboonna in si fiican looga faiidaysto, Mujtamac walbana Mustaqbalkiisu waxuu ku xidhanyahay dhalinyaradiisa, ummadii garata qiimaha dhalinyaradu leedahay si fiicanna u tarbiyadaysa dhalinyaradeedawaxay gaadhayaan guulo badan dhinac walba , laakiin umaddii iska dayacda dhalinyaradeedawaxa ku dhaca baaba’a iyo dabar go’a.
Inta badan waxaynu taariikhda ku maqalnaa umada badan oo xadaarado lahaa laakiin xadaaradahoodiibaaba’een , taana waxa u sabab ah dhalinyaradii umadahaa ayaa garan waayay doorkoodii siina wadi kari waayay xadaaradahii iyo horumarkii ay umadahoodu haysteen, tana waxaa sawan u ah dhalinyarada ee dhaliyarow dalkena iyo degaankena aan wax uqabsano ee an isku xilqaano sidaan oga tashani laheyna nadaafada iyo bilicda degaangankena an iska dayno niyad gabka aanku bereyno dhalinyaro kastoo utashato iney dalkoda iyo degaankooda wax uqabtaan
GULEESTA HIIL WALAAL GROUP

KUDADAALA NADAFADA DADYAHOW WAA DANTEENE DARIIQYADA MAGAALADA INDHUHU DAWAN BILICDOODA ISXILQAAN DADKEYGOOW ADEY DAAWO K...
03/08/2021

KUDADAALA NADAFADA DADYAHOW WAA DANTEENE DARIIQYADA MAGAALADA INDHUHU DAWAN BILICDOODA ISXILQAAN DADKEYGOOW ADEY DAAWO KUTAHAYE GARABSIIYA DOOWLADA

BULSHOOY DOORKASTOOY TAHAYE DIINTENA WEEYE DADYAHOW DIIDA QASHINKOO DHAN DARIIQYADANA KU BEER GEEDO

DOCKASTO DEGANKA AANKU BEERNO DOOG IYO CALEEN DACANIMO AANKU MAAMULNO DHIRTANA WAA ILDOOGSIGA EE

ISXILQAAMA AWOOD DAN IYO XEESHENA

HIIL WALAAL GROUP GUUL IYO GAWO NIMO

Address

Dhoobleey

Telephone

+252615237717

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hiil Walal Group posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Hiil Walal Group:

Share

Category