Hidda Sida

Hidda Sida xarunta cunta dhaqameedka hidda sida gaalkacyo

Jimco Wangsan & Hidda Sida
15/07/2022

Jimco Wangsan & Hidda Sida

Hidda Sida Waxey Bulshada Reer Gaalkacyo Ku Wargalineysaa In Xarunta Lagu Soo Kordhiyey Hoolka Shirka Lagu Qabsan Karo &...
07/07/2022

Hidda Sida Waxey Bulshada Reer Gaalkacyo Ku Wargalineysaa In Xarunta Lagu Soo Kordhiyey Hoolka Shirka Lagu Qabsan Karo & Cuntoyin Dheeri Ah
Hadaba Horey Ugaar Hidda Sida & Cuno Macan Oo Ku Raali Galisah

Dhammaantiin Gacal, Saxiib iyo macamiil,waxa aan idinku soo dhawaynaynaa gacmo furan iyo baasto dhadhan macaan.Hiddasida...
18/05/2022

Dhammaantiin Gacal, Saxiib iyo macamiil,
waxa aan idinku soo dhawaynaynaa gacmo furan iyo baasto dhadhan macaan.
Hiddasida

Kaalay oo nagula bunayso hoygaaga dhaqanka Hiddasida.
13/05/2022

Kaalay oo nagula bunayso hoygaaga dhaqanka Hiddasida.

Caawa iyo Caweyska Hidda Sida
09/05/2022

Caawa iyo Caweyska Hidda Sida

08/05/2022

Xarunta Hidda Sida Gaalkacyo
waxay idin soo Kordhisey Qaaxi Live loo Garacayo

Fadlan Noo Imow si Waqti qurux badan aad ugu qadatid Xarunteena Hidda Sida

Chicken Finger Hidda Sida Hoygaaga dhaqanka.
04/05/2022

Chicken Finger Hidda Sida
Hoygaaga dhaqanka.

03/05/2022

Ku soo dhawaw Xarunta Cunta dhaqameedka Hida Sida

03/03/2022

Hidda Sida & Boqashadii Musharraxa ugu cadcad Kursiga Ayaan Xuseen Xasan ( Wacan ).

Haweenka Gobalka Mudug  oo kulan isugu jiray Soo dhaweyn iyo dhiirigelin u sameeyay Musharraxa ugu cadcad Kursiga   Ayaa...
03/03/2022

Haweenka Gobalka Mudug oo kulan isugu jiray Soo dhaweyn iyo dhiirigelin u sameeyay Musharraxa ugu cadcad Kursiga Ayaan Xuseen Xasan ( Wacan ).

Kulankaan ayaa waxaa Hormuud u ahaa isku duwaha Gobalka Mudug ee Wasaaradda Haweenka Galmudug Yurub Shiikh Cali iyo Labeenta Hawewnka Gaalkacyo waxaana si weyn loogu taageeray Musharrax Wacan oo loo arkayo qofka ugu mudan dhinaca Waxtarka iyo Waxqabadka Kursiga ee dhawaan doorashadiisu ka dhacayo Gaalkacyo.

Xarunta Cunta dhaqameedka Gaalkacyo Ee Hidda Sida Casiryaha dhalinyaradda Gaalkacyo.
02/03/2022

Xarunta Cunta dhaqameedka Gaalkacyo Ee Hidda Sida

Casiryaha dhalinyaradda Gaalkacyo.

Address

Gaalkacyo

Telephone

+252617029247

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hidda Sida posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Hidda Sida:

Share

Category