SAFA GAS

SAFA GAS SAFA GAS Company was incorporated in 2024 as an independent Liquefied Petroleum Gas(LPG) importe

SAFA Gas Company was incorporated in 2024 as an independent Liquefied Petroleum Gas(LPG) importer, distributers and marketer with a commitment to quality, safety and innovative solutions that add value to our customers and preserve our environment.

Shirkadda Safa Gaas ayaa Sheekh Cabdulcasiis Sheekh Cali Macaliin Axmed gudoonsiisay 24 haamood oo gaas ah mudo hal sano...
21/12/2024

Shirkadda Safa Gaas ayaa Sheekh Cabdulcasiis Sheekh Cali Macaliin Axmed gudoonsiisay 24 haamood oo gaas ah mudo hal sano ah.

Shirkadda ayaa kaga dhawaaqday xilli ay socotay xaflad lagu soo qatimayay Casharka Tafsiirka Quraanka kariimka ah oo Soo socday Muddo Laba Sano ah.

Axmed Haamay oo wakiil ka ahaa Shirkadda Safa Gas ayaa sheegay in ay wanaagsan tahay in la dhiirogeliyo culimada oo bulshada kaalin muhiim ah kaga jirta.

Address

Garowe
252

Opening Hours

Monday 06:00 - 22:00
Tuesday 06:00 - 15:00
Wednesday 03:00 - 15:00
Thursday 06:00 - 22:00
Friday 02:00 - 17:00
Saturday 06:00 - 22:00
Sunday 06:00 - 22:00

Telephone

+252906795292

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when SAFA GAS posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to SAFA GAS:

Share

Category