Farax Fruits

Farax Fruits Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Farax Fruits, Restaurant, Road 1, Garowe.

Waa goob ku taala magaalada Garoowe , kasoo horjeedka Dowlada hoose ee Garowe , waxaana lagu sameeyo cuntooyinka wadaniga ah , si caafimaad u helaan macaamiisheena .

04/02/2025
03/11/2024
03/09/2024
17/08/2024

Dhallinyarada Soomaaliyeed ee aaminay dalkooda, kuna shaqeynaya duruufaha adag, gaar ahaan xoogsatada Bajaajka, waxay mudan yihiin garab istaag iyo in laga fududeeyo culaysyada iyo canshuuraha ay ka cabanayaan.

Dhibaatada iyo dhaawacyada maanta loo gaystay xilli ay Muqdisho si nabad ah ugu soo bandhigayeen cabashadooda waa mid aan la aqbali karin oo niyad jab ku noqonaysa hammiga dhallinyarada Soomaaliyeed ee u istaagay dib u dhiska dalkooda.

Alle waxaan ka baryayaa in uu u booga dhayo dhallinyaradeenna ku dhaawacmay rasaasta maanta lagu wajahay cabashadooda, waxaanna ugu baaqayaa Hay'adaha Dowladda in ay mudnaan siiyaan daryeelka caafimaad ee dhallinyaradan oo nolol-maalmeedkoodu ku tiirsanaa xoogsigooda maalin laha ah.

01/10/2022

Ku so dhawoow FARAX FRUITS Coffee ☕ diyaarsan welcome 💯♥️

17/07/2022

Kuso dhawada Waa walashiin Farax Fruits 🥑🌽🥝🍍🍓🍉🍇🌮🍕

Afur wanagsan Farax Fruits
04/07/2022

Afur wanagsan

Farax Fruits

Address

Road 1
Garowe
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Farax Fruits posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category