Delight Gourmet

Delight Gourmet Delight gourmet the first fast food experience in Garowe with premium dining experience with friends and family

19/12/2025

Marku macamiil dagaal raadis uu yahay

06/11/2025

Ma ogtahay in farxadda dhabta ahi ay bilaabato marka aad dhadhamiso macmacaan cusub? 🀍
Delight Gourmet – halka dhadhanku noqdo xasuus!

06/11/2025

Qof kasta oo hal mar dhadhamiyo, wuu soo laabanayaa! πŸ˜‹
Delight Gourmet β€” halka dhadhanka iyo farxadda cuntadu isku kulmaan.”

06/11/2025

Jimce cawaysi ah oo dhadhan iyo farxad isku sidkan πŸ˜‹
Macmiil, ha moogaanin caawa β€” soo booqo Delight Gourmet Garowe, halka dhadhanka iyo jawigu ay isku darsamaan πŸ’«

πŸ“Meesha: Garowe β€” DG Delight Gourmet

02/11/2025

Waxaan soo kordhinay macmacanka Dolketo x Dg

Tacsi Tiiraanyo LehBahda Delight Gourmet (DG) waxay si murugo iyo tiiraanyo leh uga tacsiyeynayaan geerida naxdinta leh ...
28/10/2025

Tacsi Tiiraanyo Leh
Bahda Delight Gourmet (DG) waxay si murugo iyo tiiraanyo leh uga tacsiyeynayaan geerida naxdinta leh ee ku timid Maamo Fadumo Mohamud Qodax.

β€œInnaa Lillaahi wa Innaa Ilayhi Raaji'uun.”
Noloshaadii waxay ahayd barako, xusuustaaduna waa hanti qaali ah.
Waxaa lagu jeclaa si aan erayo lagu cabbiri karin, waxaana lagu xusuustaa si aan xad lahayn.

Bahda DG waxay la dareemeysaa qoyska, ehelka, iyo dhammaan asxaabta Maamada murugada ay la kulmeen, waxayna Alle uga baryeysaa inuu u naxariisto, u fududeeyo qabriga, Jannatul Firdowsna ka waraabiyo. 🀲🏽

Bahda Delight Gourmet (DG)
Qalbigeennu wuu idin la jiraa waqtigan adag.

23/10/2025

Cunto macaan + qosol + saaxiibo = Jimco Perfect ah πŸ˜‹βœ¨
Kusoo naso DG oo la wadaag farxadda Jimcaha!

23/10/2025

✨ View cajiib & dhadhan macaan!Kusoo naso Delight Gourmet β€” halka ay isku helaan muuqaal qurux badan iyo cunto dhadhan a...
23/10/2025

✨ View cajiib & dhadhan macaan!
Kusoo naso Delight Gourmet β€” halka ay isku helaan muuqaal qurux badan iyo cunto dhadhan aan la ilaawi karin πŸ•πŸ”β˜•
πŸ“Ku yaal Garowe – bartamaha magaalada
πŸ“ž Dalbo: 907 959 966

21/08/2025

Maxaad samemenlaheed hadaa diyaarad kasoodhacado πŸš€πŸ›«?

Address

Islam Mohamed Road Garowe
Garowe

Opening Hours

Monday 07:00 - 00:00
Tuesday 07:00 - 00:00
Wednesday 07:00 - 00:00
Thursday 07:00 - 00:00
Friday 07:00 - 00:00
Saturday 07:00 - 00:00
Sunday 07:00 - 00:00

Telephone

+252907959966

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Delight Gourmet posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share