MEGA PLAZA Restaurant

MEGA PLAZA Restaurant Taste the Difference! Exceptional Dining with Breathtaking Hargeisa & Berbera Views.

"Your Ultimate service and View, Only at Mega Plaza." 🥰
Contact us:-
☎️ 520333
📱63-3155555 or 63-7448844

13/04/2026

Waxa aan u Mahad celinaynaa mawliid oo ka mid ah shaqaalaha hotelka mega plaza oo muujiyey aaminaad iyo shaqo wanaag.

Sidoo kale waan u mahacelinaynaa Xaaji xuseen oo ka mid ah macaamiishayada, farxad ayey noo tahay in aanu usoo celino amaanadiisii.

13/04/2026

Maamulka mega plaza restaurants waxa ay ku wargalinayaan dhammaan macaamiishooda in ay aanu helnaY lacagtan oo qaddarkeeda uu garanayo qofkii ay ka luntay.

Waxa aanu usheegaynaa in aanu macmiilkaa u hayno lacagtiisii oo dhammaystiran.
Nagu soo booqo xafiiska maamulka ee mega plaza.
Markasta waxa aanu diyaar u nahay ilaalinta xuquuqda iyo raali galinta macaamiishayada.

Soo dhawaada

 Dhammaan bulshada islaamka ah waxaan ugu bushaaraynaynaa curushad bisha barakaysan ee ramadan. IlaahaY ha inna waafajiy...
17/02/2026



Dhammaan bulshada islaamka ah waxaan ugu bushaaraynaynaa curushad bisha barakaysan ee ramadan.
IlaahaY ha inna waafajiyo khayrkeeda Hana innaga dhigo kuwii ka faa’idaysta.


07/02/2026

Bandhigga carwada mega plaza
ee weelka iyo agabka
qurxinta guryaha
oo lagaaga dhigay 50%,
Waxa uu balaabmaya 07/02/2026.
Waxa uuna socon doona
muddo kooban ka faaidaysi wacan.

Berbera MEGA PLAZA Restaurant beach 🌊📷 Abdirahman Aleeli
03/01/2026

Berbera MEGA PLAZA Restaurant beach 🌊

📷 Abdirahman Aleeli

18/12/2025

28/11/2025

Macmiil Wali ma nagula cawaysay mega plaza hargaisa.

As a mega plaza restaurant’s we have a warm welcome to our esteemed international guests visiting from the UK, the Phili...
14/11/2025

As a mega plaza restaurant’s we have a warm welcome to our esteemed international guests visiting from the UK, the Philippines, and other countries.


11/11/2025

Welcome our couples marwan and haboon to Mega plaza berbera beach. 🏝️

10/11/2025
14/09/2025

“Your spot for relaxation, peace, and a refreshing vibe 🥰”


Address

Biriishka Labaad Ee Caasimadda Hargaysa
Hargeisa

Opening Hours

Monday 07:00 - 22:00
Tuesday 07:00 - 22:00
Wednesday 07:00 - 22:00
Thursday 07:00 - 22:00
Friday 07:00 - 22:00
Saturday 07:00 - 22:00
Sunday 07:00 - 22:00

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when MEGA PLAZA Restaurant posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category