Fadxul-khayr Restaurant and Cafeteria

Fadxul-khayr Restaurant and Cafeteria Best Restaurant in Hargeisa City

10/04/2024

Kulu caam wa antum bilkheyr Bahda Fadxul-khayr Restaurant and Cafeteria waxey idin leedahay farxad kuciida farxad nagula caweeya ,alle sanad ka sanadkiisa bashbash iyo barwaqo ha inagu gaadhsiiyo ... aadbanu ugu mahad celineynayna macamiishayada sharafta leh meel wal oo ay adunka ka joogan , eid mubarak ...

21/03/2024

The employee of the year Fadxul-khayr Restaurant and Cafeteria cabdifatax badri maxamed hambalyo dedaalka aad muujisey ayad ku muteysatey,waxan rajeynaynaa inad sii laba jibarto dadaalkaga .

21/03/2024

Kalmadii iyo hadal jeedintii qiimaha badneyd ee gudoomiye khalid jiilani ka jeediyey madasha xaflada ,isaga oo halkaa ka jeediyay qudbad dhinacyo badan taabaneysa .

21/03/2024

Xildhiban siciid jaamac iyo kalmadiisii uu kula dardaarmey maamulka iyo shaqalaha fadxul kheyr restaurant uguna hambalyeeyay .

Sawiro
21/03/2024

Sawiro

21/03/2024

Dareenka guuleystayaasha ,

Guuleystayaasha .
21/03/2024

Guuleystayaasha .

Xafladda abaal marinta Shaqaalaha Fadxul-khayr Restaurant and  Cafeteria Sanad guuradii 3aad
20/03/2024

Xafladda abaal marinta Shaqaalaha Fadxul-khayr Restaurant and Cafeteria Sanad guuradii 3aad

20/03/2024

Xafladda abaalmarinta Shaqaalaha Fadxul-khayr Restaurant and Cafeteria sanad guurada 3aad

20/03/2024

Address

Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Fadxul-khayr Restaurant and Cafeteria posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category