Purple Coffee Corner

Purple Coffee Corner Well known coffeteria

31/12/2025
28/12/2025
03/12/2025

"๐Š๐ก๐š๐ฅ๐š๐๐ค๐š ๐‹๐š๐ ๐š ๐†๐š๐ฅ๐š๐ฒ ๐Œ๐š๐๐š๐ฑ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐ข๐ก๐ข๐ข ๐ก๐จ๐ซ๐ž ๐‡๐ฎ๐›-๐๐š๐š๐๐š๐ฌ๐ก๐จ ๐‹๐š๐ ๐ฎ๐ฆ๐š ๐’๐š๐ฑ๐ข ๐Š๐š๐ซ๐จ, ๐—๐ฎ๐ค๐ฎ๐ฎ๐ฆ๐š๐๐๐ฎ๐ง๐š ๐ฐ๐š๐š ๐ข๐ง ๐š๐ฒ ๐“๐š๐ฅ๐ฅ๐š๐š๐›๐จ ๐‹๐š๐ ๐ฎ ๐๐š๐ง๐œ๐ข ๐ค๐š๐ซ๐จ ๐๐š๐š๐๐๐š๐š!
Waxa saacadihii u dambeeyay lagu arkayey Baraha Bulshada dhalinyar hub sidata oo sheegaya in ay ka gadoodeen dhacdadii dhawaan lagu carqaladeeyay oo Madaxweynihii h**e ๐Œ๐ฎ๐ฎ๐ฌ๐ž ๐๐ข๐ข๐ฑ๐ข ๐‚๐š๐›๐๐ข Maddaarka Hargeysa.
Dhalinyartaa waxa aan leeyahay: inkasta oo la fahmi karo cadhada iyo dareenka uu keenay arrinkaasi, haddana hub qaadashadu waa ficil si cad uga hor imanaya shuruucda iyo xeerarka dalka, mana aha dhaqan waafaqsan milgaha bulshada deegaanka iyo sumcadda ๐‰๐š๐ฆ๐ก๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐ฅ๐š๐ง๐ ๐จ๐จ ๐ฆ๐ฎ๐๐๐จ ๐Ÿ‘๐Ÿ’ ๐ฌ๐š๐ง๐จ ๐š๐ก ๐ค๐ฎ ๐๐ก๐ข๐ฌ๐š๐ง ๐ง๐š๐›๐š๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐ฑ๐š๐ฌ๐ข๐ฅ๐ฅ๐จ๐จ๐ง๐ข.
Sidoo kale, hub loo qaato arrin la xidhiidha madaxweynihii h**e oo dalka hoggaaminayay muddo toddoba sano ah, ku yimid cod dimuqraaddi ah, kuna wareejiyay xilka si dimuqraadi ah oo sharaf iyo sumcad u soo jiiday Somaliland waxa ay ku tahay dhaawac sharafta iyo karaamada madaxweynihii h**e.
Falkii qaldanaa ee madaxweynihii h**e lagula kacay waa arrin aynu kula xisaabtamayno xukuumadda talada haysa, gaar ahaan ๐Œ๐š๐๐š๐ฑ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐๐š๐ซ๐š๐ง๐ค๐š, innaga oo raacayna dariiqa sharciga ah.
Waxa aynu xukuumadda ka sugaynaa raali gelin buuxda, baadhis madax-bannaan, la xisaabtan masโ€™uuliyiinta ku kacay falka noocan ah, iyo in ay qaaddo to tallaabooyin cad oo lagaga hortagayo in mar dambe ay soo noqdo arrin noocan ah.
๐”๐ ๐ฎ ๐๐š๐ฆ๐›๐š๐ฒ๐ง: ๐ˆ๐ง ๐ฅ๐š ๐ฒ๐ข๐๐ก๐š๐š๐ก๐๐จ ๐ค๐ก๐š๐ฅ๐š๐๐ค๐ข๐ข ๐ค๐š ๐๐ก๐š๐œ๐š๐ฒ ๐ฆ๐š๐๐๐š๐š๐ซ๐ค๐š ๐ฐ๐š๐ฑ๐š ๐ฅ๐š๐ ๐ฎ ๐ฌ๐š๐ฑ๐š๐ฒ๐š๐š ๐ก๐ฎ๐› ๐ฅ๐š ๐ช๐š๐š๐ญ๐จ ๐ฐ๐š๐š ๐Ÿ๐ข๐ค๐ซ๐š๐ ๐ค๐ก๐š๐ฅ๐๐š๐ง ๐ฌ๐ก๐š๐ซ๐œ๐ข ๐š๐ก๐š๐š๐ง, ๐ฌ๐ข๐ฒ๐š๐š๐ฌ๐š๐ ๐š๐ก๐š๐š๐ง ๐ข๐ฒ๐จ ๐›๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐จ ๐š๐ก๐š๐š๐ง๐›๐š." Waxa Qoray wasiir h**e Dr. Abdiweli Abdillahi Soufi

PURPLLE COFFEE CORNER
20/01/2025

PURPLLE COFFEE CORNER

WAA PURPLE OO IDIN LEH FIID WANAGSAN
13/01/2025

WAA PURPLE OO IDIN LEH FIID WANAGSAN

Fiid wanagsan waa purple coffee corner  oo idin leh sanad wanagsan alla ha inooga dhigo
31/12/2024

Fiid wanagsan waa purple coffee corner oo idin leh sanad wanagsan alla ha inooga dhigo

09/11/2024

Address

Togdheer Street
Hargeisa

Opening Hours

Monday 06:00 - 22:00
Tuesday 06:00 - 22:00
Wednesday 06:00 - 22:00
Thursday 06:00 - 22:00
Friday 06:00 - 22:00
Saturday 06:00 - 22:00
Sunday 06:00 - 22:00

Telephone

+252 4428509

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Purple Coffee Corner posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category