King Burger

King Burger Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from King Burger, Burger Restaurant, Hargeysa.

24/07/2025

King burger

Happiness In One Cup At A TimeKing Burger
22/07/2025

Happiness In One Cup At A Time
King Burger

24/06/2025

Ma dhadhamisay Zinger-kii ugu dambeyay?

Dalbo ZINGER-kaaga maanta – King Burger πŸ”

πŸ“ž Dalbo hadda: 63-4088558
πŸ“Hargeysa / Kasoo Horjeedka Dhakhtarka Edna Aadan.

24/06/2025
23/06/2025

🌯 GRILLED WRAP Hadda Waa diyaar!
Cunno fudud oo dhadhan macaan leh!

πŸ“ž Dalbo: 63-4088558
πŸ“ Kasoo Horjeedka Dhakhtarka Edna Aadan.

πŸ‘‘ King Burger πŸ”

23/06/2025

MIX CHICKEN πŸ”₯
Dhadhanka aan la ilaawi karin
Dalbo Hadda oo ka dhig cashadada mid xasuus mudan.

πŸ“Kasoo Horjeedka Dhalhtarka Edna Aadan.
πŸ“ž Nala soo xiriir: 634088558.

KING BURGER wuxuu kuu Hayaa sharaabyo kala duwan oo qabow oo dhadhan leh!Kusoo qabow King Burger, meesha dhadhanka iyo q...
18/06/2025

KING BURGER wuxuu kuu Hayaa sharaabyo kala duwan oo qabow oo dhadhan leh!

Kusoo qabow King Burger, meesha dhadhanka iyo qabowgu isugu yimaadeen!

✨Nala soo booqo maanta oo ku raaxayso sharaab macaan iyo adeeg farxad leh!

πŸ“ž Dalbo: 634088558
πŸ“ ka soo Horjeedka Dhakhtarka Edna Aadan.

Qabowga aad jeceshahay iyo dhadhan aad u qalanto!

Ku soo dhawoow meesha dhadhanka kaa yaabinaya!➑️ Burger cusub, macaan, oo si gaar ah loo sameeyay➑️ Qiimo jaban iyo adee...
17/06/2025

Ku soo dhawoow meesha dhadhanka kaa yaabinaya!
➑️ Burger cusub, macaan, oo si gaar ah loo sameeyay
➑️ Qiimo jaban iyo adeeg degdeg ah
➑️ Fadhiga raaxada leh iyo dalabyo gaar ah!

πŸ“ž Dalbo hadda: 634088558
πŸ“ Kasoo Horjeedka Dhakhtarka Edna Aadan.

✨ Nala soo booqo si aad u ogaato sababta aan nahay Boqorka Burger-ka! πŸ‘‘

06/06/2025

Maanta waxaan idiin haynaa muuqaal gaar ah oo aan kula waraysanayno macaamiishii nasiibka u yeeshay inay ka dhadhamiyaan cuntooyinka macaan ee King Burger πŸ”Farxadda Ciida,β€œ

Dhadhanka King Burger,Iyo kalgacalka macaamiisheena waa is raaceen!Ciid Mubaarak!”

πŸ“ Kasoo Horjeedka Dhakhtarka Edna Aadan.
πŸ“ž 634088558.

King Burger waxay idiin rajaynaysaa Ciidul Fidriga inaad ku ciidaan caafimaad iyo farxad!πŸ” Ka dhig ciiddaada mid dhadhan...
05/06/2025

King Burger waxay idiin rajaynaysaa Ciidul Fidriga inaad ku ciidaan caafimaad iyo farxad!

πŸ” Ka dhig ciiddaada mid dhadhan leh adigoo la damaashaadaya burgers-ka cajiibka ah ee King Burger!

πŸ“ kasoo horjeedka Dhakhtarka Edna Aadan.
πŸ“ž Nala soo xiriir: 634088558
πŸ“Œ Waxaan kuu haynaa dalabyo ciideed gaar ah!

πŸ•‹ Ciid wanaagsan dhammaan macaamiisha qiimaha leh!

KING BURGER – Boqorka dhadhanka! πŸ‘‘

β€œ Ku soo Dhawoow boqortooyada dhadhanka-King Burger πŸ” !β€πŸ“ž Tell:- 63 4088558πŸ“  Location:- Kasoo Horjeedka Edna Aadan Hosp...
05/06/2025

β€œ Ku soo Dhawoow boqortooyada dhadhanka-King Burger πŸ” !”

πŸ“ž Tell:- 63 4088558
πŸ“ Location:- Kasoo Horjeedka Edna Aadan Hospital.

Address

Hargeysa

Telephone

+252634302548

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when King Burger posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to King Burger:

Share