Cup Coffee

Cup Coffee Our blood type is coffee....
(1)

Bahda CUP CAFE waxay hambalyo kal iyo laab ah u dirayaan dhamaan shacabka reer somaliland, riyo rumawday oo mudo la saad...
26/12/2025

Bahda CUP CAFE waxay hambalyo kal iyo laab ah u dirayaan dhamaan shacabka reer somaliland, riyo rumawday oo mudo la saadaalinayay.

   Nagula afur Cup Coffee afur ku raali galiya.
10/03/2024



Nagula afur Cup Coffee afur ku raali galiya.

Sanad guuro wacan team
26/11/2021

Sanad guuro wacan team

Delicious breakfast Cup Cafe
27/06/2021

Delicious breakfast Cup Cafe

06/06/2021

Hambalyo dhamaan xildhibaanadii ku guulaystay doorashadii golaha wakiilada iyo deegaanka somaliland, gaar ahaan team waxay hambalyo la wadaagayaan macaamiishayadii u tartamaysay doorashada, ilaahay ha idinku asturo xilkaa.

Eid mubarak dhamaantiin ku ciida caafimaad iyo farxad تقبل الله منا ومنكم صالح اعمال
12/05/2021

Eid mubarak dhamaantiin ku ciida caafimaad iyo farxad تقبل الله منا ومنكم صالح اعمال

Macmiil kusoo dhawoow cup cafe oo ku diyaarisay packageki ama afurkii dhamaystirna, dhadhan iyo qiimo ku raali gelin doo...
13/04/2021

Macmiil kusoo dhawoow cup cafe oo ku diyaarisay packageki ama afurkii dhamaystirna, dhadhan iyo qiimo ku raali gelin doon, ku afur goob dagan raaxana leh, wixii faahfaahin ah nagala soo xidhiidh
0633342072 520060

اَللّهُمَّ اجْعَلْنا فيهِ مِنَ عبادِكَ الصّالحينَ القانتين المُسْتَغْفِرينَ الْمُقَرَّبينَ.     لقد حان ذلك الوقت من الع...
12/04/2021

اَللّهُمَّ اجْعَلْنا فيهِ مِنَ عبادِكَ الصّالحينَ القانتين المُسْتَغْفِرينَ الْمُقَرَّبينَ.
لقد حان ذلك الوقت من العام. شهر للتوبة من ذنوبنا وذنوبنا. نرجو أن نجد السلام في رمضان هذا العام. رمضان كريم.
That time of the year has come. A month to repent from our wrong-doings and sin. May all of us find peace on this Ramadan. Happy Ramadan Kareem

Macmiil kusoo dhawoow cup cafe, waxaan kuu diyaarinay afurkii, adigoo ku afuraya goob dagan raaxana leh, wixii faahfaahi...
12/04/2021

Macmiil kusoo dhawoow cup cafe, waxaan kuu diyaarinay afurkii, adigoo ku afuraya goob dagan raaxana leh, wixii faahfaahin ah nagala soo xidhiidh 0633342072 520060

Galab wanaagsan macmiil kusoo dhawoow Cup Café oo kuu diyaarisay cuntooyin aad u macaan iyo goob dagan.                 ...
30/01/2021

Galab wanaagsan macmiil kusoo dhawoow Cup Café oo kuu diyaarisay cuntooyin aad u macaan iyo goob dagan.

Galab wanaagsan macmiil kusoo dhawoow Cup Café oo kuu diyaarisay cuntooyin aad u macaan iyo goob dagan.Welcome to Cup ca...
27/01/2021

Galab wanaagsan macmiil kusoo dhawoow Cup Café oo kuu diyaarisay cuntooyin aad u macaan iyo goob dagan.
Welcome to Cup café and it has been said that "Food is for eating, and good food is to be enjoyed… I think food is, actually, very beautiful in itself.

Address

Main Street, Down Town Opposite Of Bar Hargeisa
Hargeysa
5255

Opening Hours

Monday 07:00 - 23:00
Tuesday 07:00 - 23:00
Wednesday 07:00 - 23:00
Thursday 07:00 - 23:00
Friday 16:00 - 23:00
Saturday 07:00 - 23:00
Sunday 07:00 - 23:00

Telephone

+252633342072

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Cup Coffee posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category