Cafe Lalays

Cafe Lalays Cafe Lalays is a great place to eat, combining an intriguing atmosphere with excellent and interesting food.

28/04/2024

Hambalyo Ayaanu leenahay lamaanaha Arooskoodu ka dhacey kilimanjaro Hall .
Mukhtaar iyo Ayaan 👏👏👏👏👏

Lasoo xidhiidh waxii information ah:
+252634441461

Grill fish with vegetable. Come and order healthy food from cafe lalays.
13/02/2024

Grill fish with vegetable.
Come and order healthy food from cafe lalays.

CASHO IYO CAWEYS Wakhtigaaga ku qaado Cafe lalays habeenka Salaasada arbacadu soo gelayso inshalah. WAA JOOGTO HABEENKAA...
13/01/2024

CASHO IYO CAWEYS

Wakhtigaaga ku qaado Cafe lalays habeenka Salaasada arbacadu soo gelayso inshalah.

WAA JOOGTO HABEENKAASI.

Lasoo xidhiidh: 0634441461/ 0633744609

HABEENKA SANADKA CUSUBI SOO GELAYO. Lasoo Xidhiidh : 0634441461/0633744609Casho iyo caweys wanaagsan ayaan inoo rejaynay...
25/12/2023

HABEENKA SANADKA CUSUBI SOO GELAYO.
Lasoo Xidhiidh : 0634441461/0633744609

Casho iyo caweys wanaagsan ayaan inoo rejaynayaa.

29/10/2023

Ku qabso xaflad heerkeedu sareeyo.
Habeenka farxadaada waxaanu diyaar kuulanahay inaan kula qaybsanno.
Sidii uugu wurixda badneydna kuugu dhacdo.
Soo dhawoow mudane / Marwo.

Lasoo xidhiidh: 0634441461

Send a message to learn more

Habeenka lamaanayaasha , iibso hal casho oo hel takale badhkeed oo qiime dhimis ah .
16/07/2023

Habeenka lamaanayaasha , iibso hal casho oo hel takale badhkeed oo qiime dhimis ah .

20/06/2023

Maalinka saddexaad ee ciidka iyo Cafe Lalays.
2-july-2023
Soo wac taleefanada hoosku qoran.
Haka maqnaan oo hamoogaan.
Tickets-kuna waa koobanyahay.

Cafe Lalays is a great place to eat, combining an intriguing atmosphere with excellent and interesting food.

13/06/2023

Café Lalays

Busharo Habeen walaba oo Khamiis oo Jimce soo galaayo waxaa LAMANAHA loogu bushaareenayaa qiimo dhimid:IIBSO HALCASHO OO...
18/05/2023

Busharo Habeen walaba oo Khamiis oo Jimce soo galaayo waxaa LAMANAHA loogu bushaareenayaa qiimo dhimid:

IIBSO HALCASHO OO TA LABAAD KU IIBDO QIIMAHA BADHKIIS.

H**e booking u samayso,
Tell: 0634441461/ 0633744609

17/05/2023

Café Lalays
Tell:063 6480808

Address

Togdheer Street
Hargeysa

Opening Hours

Monday 11:00 - 14:30
16:30 - 23:00
Tuesday 11:00 - 14:30
16:30 - 23:00
Wednesday 11:00 - 14:30
16:30 - 23:00
Thursday 11:00 - 14:30
16:30 - 23:00
Friday 16:30 - 23:00
Saturday 11:00 - 14:30
16:30 - 23:00
Sunday 11:00 - 14:30
16:30 - 23:00

Telephone

+252634441461

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Cafe Lalays posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category