CASRI Creams

CASRI Creams The objectives of an ice cream business come down to two primary goals – making customer satisfactions and strive to our customers expectations

waxan si sharaf leh kugu so dhaweyneynaa gacmo qurux bdn iyo waji fiican.

Vinalla ice cream waxad ka heli karta xarunteena Jowhar ee CASRI Creams
03/12/2022

Vinalla ice cream waxad ka heli karta xarunteena Jowhar ee CASRI Creams

Waxan kuu keenay jalaato casri ah oo dibada ah isla markaana aad u dhadhan macaan waxaad ka heli kartaa xaruntena Jowhar...
03/12/2022

Waxan kuu keenay jalaato casri ah oo dibada ah isla markaana aad u dhadhan macaan waxaad ka heli kartaa xaruntena Jowhar ee nasoo booqo.

Jumca Wanaagsan dhaman macaamiisha CASRI Creams
22/07/2022

Jumca Wanaagsan dhaman macaamiisha CASRI Creams

Eid wanagsan dhamaan ummada muslimiinta gaar ahaan Ummada soomaliyeed iyo waliba macaamiisha CASRI Creams waxaan Allah k...
09/07/2022

Eid wanagsan dhamaan ummada muslimiinta gaar ahaan Ummada soomaliyeed iyo waliba macaamiisha CASRI Creams waxaan Allah ka baryeynaa in ciidan teeda kale caafimad iyo barwaaqo nagu gaarsiiyo.

CASRI Creams waxaad ka heli kartaa dhamaan nuucyada kala duwan ee jalaatada, macmacaanka, cabitaanada iyo agabyada kale ...
19/06/2022

CASRI Creams waxaad ka heli kartaa dhamaan nuucyada kala duwan ee jalaatada, macmacaanka, cabitaanada iyo agabyada kale ee nafaqada caruurta waxeyna macaamiisheda u shaqeysaa ilaa 12:00 habenimo hadaba kaalay oo ka tukaameyso.

Jumca wanagsan dhamaaan macaamiisha sharafta leh ee CASRI Creams
17/06/2022

Jumca wanagsan dhamaaan macaamiisha sharafta leh ee CASRI Creams

xafladi furitaanka ee  CASRI Creams
12/06/2022

xafladi furitaanka ee CASRI Creams

CASRI Creams  ugu kaalay jalaato dhadhan macaan leh
11/06/2022

CASRI Creams ugu kaalay jalaato dhadhan macaan leh

Dhalinyarada iyo dabaaldegga xaflada daahfurka ee Casri Creams!
11/06/2022

Dhalinyarada iyo dabaaldegga xaflada daahfurka ee Casri Creams!

11/06/2022

Wn kaga mahad celineynaa mudane wasiir ka soo qeyb galkaaga.

Casri creems

Caaqil coloow

Mahadsanidiin dhamaan dhalinyaro iyo marti sharaf masuuliyiin inta kasoo qeyb gashay guud ahaantiin!Farxad ayeey inoo ta...
11/06/2022

Mahadsanidiin dhamaan dhalinyaro iyo marti sharaf masuuliyiin inta kasoo qeyb gashay guud ahaantiin!
Farxad ayeey inoo tahay inaad inagala soo qeyb gasheen xarig jarka xarunta cusub ee magaalada Jowhar aan ka hirgalinay.

Jalaato Casri ah oo dhadhan macaan iyo udgoon wanagsan leh ugu kaalay CASRI Creams
09/06/2022

Jalaato Casri ah oo dhadhan macaan iyo udgoon wanagsan leh ugu kaalay CASRI Creams

Address

Jowhar
252

Telephone

+252614900065

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when CASRI Creams posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to CASRI Creams:

Share

Category