Dulyadayn

Dulyadayn horu usocod weyye

Hamsa Abdi Barre iyo Farah Sheikh Abdulkadir  waad ku mahadsanyihiin go'aanka aad xilka uga qaadeen Cabdulqaadir Nuur Xu...
13/12/2023

Hamsa Abdi Barre iyo Farah Sheikh Abdulkadir waad ku mahadsanyihiin go'aanka aad xilka uga qaadeen Cabdulqaadir Nuur Xuseen Maax, ninkaan Hay'ada wuxuu ka dhigtay Xero geel isaga xoolaha ay ugu xareesan yihiin.

13/12/2023

Cabdulqaadir Nuur Xuseen Maax maalmahaaga xumaa hadda ayey kuu bilowdeen, soma ogaan hadda akadeemiyd inaysan eheyn mehrad aad leedahay oo ay tahay Hay'ad dowladeed.

Cabdulqaadir Nuur Xuseen Maax Xagay ku dambeeyeen labadii Gabdhood midka kamid ah intaad qudba siro aad ku samayseen aad...
12/12/2023

Cabdulqaadir Nuur Xuseen Maax Xagay ku dambeeyeen labadii Gabdhood midka kamid ah intaad qudba siro aad ku samayseen aad ka erideen Mehradaadi marka la ogaaday Qudba sirada ayna wayday wixii Xaqqa ay u laheyd.

• Gabarnimadeeda
• Meherkayga xaqaa ay u lahayd
• Shaqadayda.

Iyo midda labaad intaad uureyseen baad ka soo rideen Uurka howsha ninkaa idin fududeeyey ama aad ka adeejiseen waa nin la yiraahdo oo ka shaqeeya Dur Dur hospital oo hadda Akademiyada Cilmiga, Dhaqanka iyo Suugaanta u ka yahay Shaqaalaha Ku meel gaarka ah.

Mudane madax wayne Hassan Sheikh Mohamud term kaagii h**e ninkaan Maax la yiraahdo adiga meesha u magacaabay illa hadda wuu jooga, Dulmi iyo dhibaatada meesha uu ku haaya hantidii Qaranka uu ku takri falay, Dumarka uu abuse gareeya.
Labadda gabdhood mid kamid waxaan isla eheyn Reer Jowhar isku Class waan eheyn waxaa ku sameeyeen Qudba siro kadib marka la ogaaday arintii meesha uu ka dhigtay mehrada way ka eriyeen gabadhah wayday wixii Xaqqa ay u laheyd oo ay ka mid eheyd:- •Gabarnimadeeda
• Meherkayga xaqaa ay u lahayd
• Shaqadayda.

Mudane Rayswasaare Hamsa Abdi Barre waxaad tahay ninkii ugu sareeyey Xukuumada ninkaa la xisaabtama Daalimka ah.

WQ Elegance wisdom Center

Farah Sheikh Abdulkadir  Hassan Sheikh Mohamud Hamsa Abdi Barre Daalimkaan Cabdulqaadir Nuur Xuseen Maax ummadda halaga ...
12/12/2023

Farah Sheikh Abdulkadir
Hassan Sheikh Mohamud
Hamsa Abdi Barre

Daalimkaan Cabdulqaadir Nuur Xuseen Maax ummadda halaga qabto oo Akademiyada Cilmiga, Dhaqanka iyo Suugaanta Mehrad isaga uu lee yahay.

Farah Sheikh Abdulkadir wasaarada waxbarashada adiga Wasiir ka ah, ninkaan Cabdulqaadir Nuur Xuseen Maax dhibaatada akad...
12/12/2023

Farah Sheikh Abdulkadir wasaarada waxbarashada adiga Wasiir ka ah, ninkaan Cabdulqaadir Nuur Xuseen Maax dhibaatada akadeemiyada uu ku haayo maad ka qabataan.

Mudane madaxwayne Hassan Sheikh Mohamud sida igu maqaale ah Muddo xileedkaagi h**e ninkaan adiga umagacaabay xilka Akademiyada Cilmiga, Dhaqanka iyo Suugaanta, ujeeda aad ugu magacowday haday kaa eheyd Dadka haku dhibaateeyo Qaasatan dumarka haku abuse gareeyo, waxbaan la ogtahay xumaha uu sameynaayo.


.

Inta Moog ha loo Sheego Akademiyada Cilmiga, Dhaqanka iyo Suugaanta waxaa la oran jirey "Akademiyada Dhaqanka" sida buugga hoose ee ay Daabacday ka Muuqda. Dhanka kale Filimkii laga sameeyey halgankii Daraawiishta waxaa sameysay Akademiyada. Marka way Wanaagsanaan lahayd in qofkii Filim sameynaya uu la tashado Akademiyada.

12/12/2023
21/09/2021

Dhulka maalin kasta wuu hadlayya 😭😭😭😭

Address

Jowhar

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dulyadayn posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category