28/01/2022
Aaran Hotel, Restaurant and Halls Kaxda.
Waxaa naqshadeyn iyo dib u casriyeyn qurux badan lagu sameeyay xarunta nasashada iyo dalxiiska ee Aaran Kaxda.
Hadaa dooneyso Hall qurxoon, adeeg tayeeysan iyo qanacsanaanta martida kuu casuuman fadlan horay u gaar Aaran Hotel, Restaurant and Halls.
Wixii intaa dheer kala xiriir:
0614402288.