Daily news tv

Daily news tv Waa pageka rasmiga ah ee Daily news tv

08/07/2026

Madaxwayne Hassan Sheikh Mohamud wuxuu tagam yahay Dasturkii 2012 waa tariiq

08/07/2026

Bal eeg sida loo kala dhiiran yahay nina qaladii ayuu qiranayaa nina darbiga ayuu madaxa ku garacayaaa

08/07/2026

Imaaraatku waxay i siin jireen $5 milion. Dhibta haysta dadka somaliyed waa siyaasi calooshii u shaqayte ah oo aan dadnimo lahayn bal ninkan dhagata sida uu u liito

08/07/2026

Shil Naxdin Badan oo sobobay dhaawac iyo bur bur gadiid

Ciro iyo xaalka uu hada ku sugan yahay dani oo dabad ka riixaya
08/07/2026

Ciro iyo xaalka uu hada ku sugan yahay dani oo dabad ka riixaya

08/07/2026

Insh allahu mar dhow laasqorey sidaan ayey u ekaan dontaaa

08/07/2026

Dad aan duqad iyo fikir somaliyed aan lahayn dad ma marti galin karaan

Philosoph kii reer jig jiga
Sadiiq waa diiday in caasimadda muqdisho lagararo
Sababtuna waa dadkeeda oo ilbax ah dulqaadna badan
Mataan Raage

08/07/2026

•Xiligaan ka sheekeeyay iyo xalay tanaan joogno.
•Xaanshi leyguma qorin dambi xooganoo adage,
•Xirfaddaada kaashoo Taliyoow Xariga soo raadi.

Cajiib Shiikhow, Hadaan Taliyaha CXDS ahaan lahaa bartaas baan Xariga ugu xiri lahaa Askarigaas, hadana waan rajeynayaa in Taliyuhu uu derajadaas u dalacsiin doono, maadaama Wasiirkii Gaashaandhiga & Taliyihii CXDS ay goobta ku wada sugan

Sarakiil ka tirsan Ciidanka Cirka Pakistan ayaa haatan ku sugan Muqdisho, halkaas oo uu ka wado tababarro lagu tayeynayo...
06/07/2026

Sarakiil ka tirsan Ciidanka Cirka Pakistan ayaa haatan ku sugan Muqdisho, halkaas oo uu ka wado tababarro lagu tayeynayo Ciidanka Cirka Soomaaliyeed. Tallaabadan ayaa qayb ka ah iskaashiga sii xoogeysanaya ee dhinaca difaaca ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Pakistan.

Iskaashigan ayaa salka ku haya heshiis ay h**e u gaareen Taliyihii h**e ee Ciidanka Cirka Soomaaliya, Dable Baylood, iyo dhigiisa Pakistan xilli uu booqasho ku tagay Islamabad.

Labada dhinac ayaa markaas ku heshiiyay in Pakistan ay bixiso tababarro heer sare ah oo lagu horumarinayo Ciidanka Cirka Soomaaliyeed, iyadoo sidoo kale la filayo in Soomaaliya ay dhawaan la wareegto diyaaradaha dagaalka ee JF-17 Thunder.
جمهورية الصومال الفيدرالية

06/07/2026

Diyaaradihii manta beydhabo gaaf waregayey
iyo ciidanka Laftagaren waxa ay ka duubeen
Muuqaalo aad layaab u leh

Address

KM4
Mogadishu
1234AB

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Daily news tv posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Daily news tv:

Share