Janna Gelato

Janna Gelato Waa Jallaato tayo sare leh oo isku dheeli tiran

Dhamaan Macaamiisheena waxaan idin leenahay Ciid wanaagsan
19/03/2026

Dhamaan Macaamiisheena waxaan idin leenahay Ciid wanaagsan

Waxaan ku faraxsanahay inaan qeyb ka nahay Maalinta Farxadda ee xafladda Qalinjebinta dufcadda 19aad ee Jaamacad Benaadi...
17/01/2026

Waxaan ku faraxsanahay inaan qeyb ka nahay Maalinta Farxadda ee xafladda Qalinjebinta dufcadda 19aad ee Jaamacad Benaadir

Waxaan guud ahaan umadda Soomaaliyeed ugu hambalyeynaynaa sannadguurada 65aad ee ka soo wareegtay maalinta xorriyadda, &...
01/07/2025

Waxaan guud ahaan umadda Soomaaliyeed ugu hambalyeynaynaa sannadguurada 65aad ee ka soo wareegtay maalinta xorriyadda, & midnimada Soomaaliyeed .

𝗖𝗜𝗜𝗗 𝗪𝗔𝗡𝗔𝗔𝗚𝗦𝗔𝗡! Janna Gelato waxay hambalyo ku aadan Munaasabadda ciidul-adxa  u diraysaa dhammaan Umadda Soomaaliyeed g...
05/06/2025

𝗖𝗜𝗜𝗗 𝗪𝗔𝗡𝗔𝗔𝗚𝗦𝗔𝗡! Janna Gelato waxay hambalyo ku aadan Munaasabadda ciidul-adxa u diraysaa dhammaan Umadda Soomaaliyeed gaar ahaan macaamiisheenna meel walba oo ay joogaan, ku ciidda Caafimaad & Nabad.

Nabigeenna Maxamed [NNKH] ayaa inoo sheegay qofka sooma maalintaasta Carafo in loo dambi dhaafayo sanadkii tagay iyo san...
05/06/2025

Nabigeenna Maxamed [NNKH] ayaa inoo sheegay qofka sooma maalintaasta Carafo in loo dambi dhaafayo sanadkii tagay iyo sanadka soo socda.

Janna Gelato waxay kuu diyaarisay jalaato cajiib leh dhadhan macaan adiga iyo asxaabtaada. Soo booqda oo dareemo farxadd...
04/04/2025

Janna Gelato waxay kuu diyaarisay jalaato cajiib leh dhadhan macaan adiga iyo asxaabtaada. Soo booqda oo dareemo farxadda dhabta ah ee dhadhanka macaan ee Janna Gelato!

Jimco Wanaagsan! 📍

Maanta oo ciid ah, naftaada u ku qabooji Jalaato macaan oo dhadhan aan la ilaawi karin leh.📍 Soo booqo, xarunteena oo ku...
30/03/2025

Maanta oo ciid ah, naftaada u ku qabooji Jalaato macaan oo dhadhan aan la ilaawi karin leh.

📍 Soo booqo, xarunteena oo ku taala Taleex, dooro dhadhanka aad jeceshahay, kuna raaxayso qabowga Janna Gelato!

Ciid Mubaarak! 🎉

Hambalyo Guuleystaha Barnaamijka Faa’ido iyo Faalo challenge maalinta 29-aad.Ciid Wanaagsan. ku ciid Janna Gelato.
30/03/2025

Hambalyo Guuleystaha Barnaamijka Faa’ido iyo Faalo challenge maalinta 29-aad.

Ciid Wanaagsan. ku ciid Janna Gelato.

Ciid Wanaagsan dhammaan Umadda Soomaaliyeed, gaar ahaan macaamiisheenna Nabad ku ciida.
29/03/2025

Ciid Wanaagsan dhammaan Umadda Soomaaliyeed, gaar ahaan macaamiisheenna Nabad ku ciida.

New challenge maalinta 29-aad ee bisha Ramadaan, Barnaamijka Faa'ido iyo Faalo , Hoos noogu dhaaf faallo faa'ido leh ama...
29/03/2025

New challenge maalinta 29-aad ee bisha Ramadaan, Barnaamijka Faa'ido iyo Faalo , Hoos noogu dhaaf faallo faa'ido leh ama su'aal asxaabtaada, sida ( magacyda ilaahey, sheekooyinka quraanka taariikhda islaamka) qofka helo Reply ugu badan ilaa laga gaaro 12:00pm Duhurnumo waxaa uu ku guuleysanayaa Hal killo oo Gelato ah!

Barnaamijkaan waxa uu soo gali doonaa maalin kasta waxa uu socon doonaa inta bisha ramadaan lagu guda jiro Insha Allah.

FG. Guuleystaha aan abaarmarinta siindoono waa qofkii helaa reply ugu badan ee Facebook Post shuruudaha waa inaa Facebook Postiga like saarto sidoo kale hal kii qof waa hal reply oo kaliyah 1 reply = 1 account.

Yaa guuleysan doonaa

Hambalyo Guuleystaha Barnaamijka Faa’ido iyo Faalo challenge maalinta 28-aad ee bisha Ramadaan.
29/03/2025

Hambalyo Guuleystaha Barnaamijka Faa’ido iyo Faalo challenge maalinta 28-aad ee bisha Ramadaan.

Address

Taleex Agagaarka Fatxi
Mogadishu

Telephone

+252614402266

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Janna Gelato posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Janna Gelato:

Share

Category