Losoco world

Losoco world Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Losoco world, Restaurant, Mogadishu.

Mogadishu banadir Somali 🇸🇴Hoyga dalxiiska berta banadir
16/10/2021

Mogadishu banadir Somali 🇸🇴
Hoyga
dalxiiska
berta banadir

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ay wehelinayeen Guddoomiyaha Baa...
12/10/2021

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ay wehelinayeen Guddoomiyaha Baarlamaanka FS Mudane Maxamed Mursal Sheekh, Guddoomiyaha Maxk**adda Sare Garyaqaan Baashe Yuusuf Axmed, Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cumar Maxamuud Maxamed,Wasiirka Maaliyadda XFS Mudane Cabdirixmaan Ducaale Beyle, Guddoomiye Kuxigeenka Amniga iyo Siyaasadda Gobolka Banaadir Mudane Cali Cabdi Wardheere iyo Agaasime Kuxigeenka Madaxtooyada Mudane Cabdinuur Maxamed Axmed ayaa Madaxtooyada Qaranka si toos ah ugaga qeyb galay dhagaysiga xukunka k**a danbaysta ah ee Maxk**adda Adduunku ay ka soo saartay Kiiska dacwadda Baddeena.

MADAXWEYNE FARMAAJO OO SHACABKA SOOMAALIYEED UGU HAMBALYEEYAY MUNAASABADDA MAALINTA CALANKAMuqdisho, Oktoobar 12, 2021: ...
12/10/2021

MADAXWEYNE FARMAAJO OO SHACABKA SOOMAALIYEED UGU HAMBALYEEYAY MUNAASABADDA MAALINTA CALANKA

Muqdisho, Oktoobar 12, 2021: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qayb galay munaasabadda salaanta calanka si loo weyneeyo Maalinta asaaska Calanka ee 12-ka Oktoobar, ayaa salaan sharaf ka qaatay cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka.

Madaxweynaha oo dhammaan shacabka Soomaaliyeed u diray hambalyo ku aaddan maalinta qiimaha badan ee Calanka ayaa tilmaamay in ay muhiimad weyn u leedahay dhammaan ummadda Soomaaliyeed maadaama oo ay ku beegan tahay markii maanta oo kale sanadkii 1954-kii la gardaadiyey Calankeenna oo ah astaan ka turjumaysa gobannimada, wadajirka iyo midnimadeenna.

“Maanta waa maalin ku weyn dhammaan ummadda Soomaaliyeed. Waxa ay ku beegan tahay markii 67 sanno ka hor halyey Maxame Cawaale Liibaan uu hindisay calanka Soomaaliyeed oo ka turjumaya Qarannimada, Gobonnimada, Midnimada iyo Wadajirka Shacabka Soomaaliyeed oo halgan dheer u soo galay sidii ay u hanan lahaayeen xornimadooda iyo talada dalkooda."

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay in ay u midoobaan xoojinta dowladnimadooda, difaaca dalkooda iyo ilaalinta danaha qarankooda, si loo ilaaliyo dhaxalka awooweyaasheenna, jiilasha danbe na loogu diyaariyo mustaqbal wanaagsan.

DHAMMAAD.

Wixii faahfaahin ah, fadlan kala xiriir;

Cabdirashiid Maxamed Xaashi,
Agaasimaha Warfaafinta & Xiriirka Warbaahinta,
Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaalia

Xasan xuseyn Maxamed 💪🇸🇴🇦🇿Wzeyrkii h**e amniga konfor galbed Somali ___Hadana aha wzeyerka gadiigda cirka iyo dholka kon...
10/10/2021

Xasan xuseyn Maxamed 💪🇸🇴🇦🇿
Wzeyrkii h**e amniga konfor galbed Somali ___
Hadana aha wzeyerka gadiigda cirka iyo dholka konfor galbed Somali wanin ku deyasho modan
Tariikhna ku leh konfor galbed
Modane wazeyer waxan ku leyaha
Shaley shago 🇦🇿 manta shago 🇦🇿berito shago 🇸🇴🇦🇿i.l 💪

Waa maxay Somali🇸🇴?Raigaga waa inoo muhim Commentiga nala wadaag
20/09/2021

Waa maxay Somali🇸🇴?
Raigaga waa inoo muhim
Commentiga nala wadaag

Somali 🇸🇴
20/09/2021

Somali 🇸🇴

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Losoco world posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category