Team Waxaracade

Team Waxaracade media

15/06/2022

Safarkii Daafeed iyo fashil

Fadlan like saar siina shere garey

14/06/2022

ilmaheyga iikeen kulahaa

06/06/2022

Xijaabka halaqaato gabdhow

23/01/2022
19/01/2022

20jir Heysto labaatan malyan

😭 Walaahi dhibaatada Cidna Lama dhalan Sorry😭.... Caawi walaal .. Janada Xisaab La'aan Allaha Ku Galiyo Haddaad Alle Dar...
19/01/2022

😭 Walaahi dhibaatada Cidna Lama dhalan

Sorry😭.... Caawi walaal .. Janada Xisaab La'aan Allaha Ku Galiyo Haddaad Alle Dartii U Share Gareeysid Insha Allaah
Ha dhaafin adigoon ilaahey ayaan kugu dhaarshee waxaad awoodana Ku Caawi Maxamed Xasan iyo Xaaskiisa Xaliimo Maxamud Aan waligod wax Caruur ah aan dhalin 😭😭😭

Waxey Nolol Maalmedkoda karadsadan korontada idiin muuqato ayey arurshan kadib weygataan Walaal hadad awoodid 1$ ha is dhihin wey yartahay ee baxso kuna Caawi Aabahan iyo Xaskiisa ifka wax caruur ah aysan ujoogin waayo sadaqo xoolo ma Nusqaamise wey Siyaadisaa aakhiro iyo aduun wey ku anfici,ALLAH hortisa dhigo sadaqo si aad uga badbaado cadaabka weyn ee kulul.

Siina Faafi sii loo Caawiyo Aabahan iyo Xaskiisa si wada jir ah aan u caawino ma oga iyagu maanta in aan cawineyno balse waxay ogaan doonaan marka ay arkan Sida locawiyey

iyo Xaskiisa maanta wax ka qabashay leeyihiin hadaynan u gurmanin wlhi xaaladadoodu way sii adkaan qooskaan maanta hadhahaan ma malaaik baa idiin arzaaaqayso xaguu farajku idiinkaga furmay inbadan way lasoo dhibatootodeen ururinta korontada wayna soo samreen miyaynan awoodin inaan halmaalin ka farxino walalyaal cidna lama dhalan dhibaatada adduunyada 1$ aad maanta ku cabi lahayd shaah haddan dhammanteen u wada dirno wlhi wax wayn bayna u noqon😭

Waxan rajaynayaa ruux walbo uu soo gaadho postigan inuu 3 mid noqdo mid u duceeya, mid caawiya, iyo mid sii share gareeyo oo asxaabtiisa la wadaago iyo groupyadiisa

Tabarucaad Ah Ugu dir Kalana Xiriir

:0610810150

Maxamed Xasan Cali

Xaskiisa Xaliimo Aya Ka qabaneyso

WALAAL AMA SII FAAFI

Maxamed cabdulle

16/01/2022

Dhameyso muuqaalka adaa yaabi Doono

12/01/2022

Axmed Nuur yare jacel aya Haayo

28/12/2021

Alla Kugu dhaariyay Muqaalkan inaa daawato Ugu yaraan duca la’aan dhaafin ee lawadaag dadka .

Caasho Abdi jaamac waa Gabar mustaqbal u baahan hadana muda dhulka sidan u jiifto xanuun daraadis ku caawi waxaa awoodo 0614171407.

Maheli karnaa hal Hospital oo lacag la’aan wax u qabto dhibanahan?

Address

Mogadishu

Telephone

+252615730262

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Team Waxaracade posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category