Hiddasoor

Hiddasoor |Coffee| Restaurant| Traditional Foods| Ethiopian Buna and Injera| Location: KM 4 | Welcome to your Cultural Center|

26/04/2026

Ma rabtaa meel aad ka hesho hiddaha, dhaqankena iyo waliban cunto dhadhan tayo sare leh.

Hiddasoor waa doorashadaada 1aad.

#2026❤️

16/04/2026

Hiddasoor waa halka ay ku dhashaan fikradaha iyo hal-abuurka.

Hoygaaga ka yeel Hiddasoor

11/04/2026

Hiddasoor Hoyga farxadda lamaanaha iyo qoyska.

Waxa aan idin diyaarinay goobihii aad kula ciidi lahaydeen ehelka /saaxiibadaada.Kaalay oo jawi ku qaado Hiddasoor
21/03/2026

Waxa aan idin diyaarinay goobihii aad kula ciidi lahaydeen ehelka /saaxiibadaada.

Kaalay oo jawi ku qaado Hiddasoor

  Macmiisheena sharafta leh, waxaan idin kugu hambalyeyneynaa munaasabadda Ciidul Fidriga. Hadaa nahay Bahada   waxan id...
20/03/2026



Macmiisheena sharafta leh, waxaan idin kugu hambalyeyneynaa munaasabadda Ciidul Fidriga.

Hadaa nahay Bahada waxan idin leenahay samo ku ciida oo kaalaya nagula ciida Hoyga Hiddaha iyo dhaqanka.
#2026

17/03/2026

𝗪𝗮𝗮𝗻 𝗦𝗼𝗼 𝗟𝗮𝗮𝗯𝗮𝗻𝗮𝘆...

Macaamiisheenna Sharafta Mudan,

Horumarin iyo dib u casriyeyn oo socotay xilliga Ramadaanka, waxaana ku faraxsanahay inaan maanta si rasmi dib u shaqa bilownay.

Waad ku faraxsanahay inaad tihiin macaamiisheenna qiimiga badan.

Hiddasoor

16/03/2026

Dhawaan filo Hiddasoor cusub.

04/03/2026

نعتذر لزبائننا الكرام عن الإغلاق المؤقت للمطعم، وذلك لإجراء أعمال الصيانة والتطوير الشاملة. نهدف من خلال هذه التحديثات إلى تحسين جودة خدماتنا وتقديم أفضل تجربة طعام لكم. نشكر تفهمكم ونتطلع لاستقبالكم قريباً.

TACSI TIIRAANYO LEHInnaa Lillaahi Wa Innaa Ileyhi Raajicuun.Maamulka iyo dhammaan howl-wadeennada Hiddasoor waxay tacsi ...
19/02/2026

TACSI TIIRAANYO LEH

Innaa Lillaahi Wa Innaa Ileyhi Raajicuun.

Maamulka iyo dhammaan howl-wadeennada Hiddasoor waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qoyska iyo ehelada uu ka baxay Marxuum Aabe Cali Cabdi, oo ahaa Aabaha Liibaan Cali Cabdi oo ka mid ahaa howl-wadeennada Hiddasoor.

Alle ha u naxariisto, Janatul Firdowsana ha ka waraabiyo. Samir iyo iimaan Alle ha ka siiyo ehelkii, qaraabadii iyo dhammaan Muslimiinta uu ka baxay.

🤲 Aamiin.

Waxaan ugu hambalyayneynaa dhammaan umadda Soomaaliyeed iyo guud ahaan umadda muslimiinta meel kasta oo ay joogaan bilas...
17/02/2026

Waxaan ugu hambalyayneynaa dhammaan umadda Soomaaliyeed iyo guud ahaan umadda muslimiinta meel kasta oo ay joogaan bilashada bisha barakeysan ee Ramadaan.

Eebbe waxaan ka baryeynaa in uu naga dhigo kuwii ka faa'iideysta fadliga bishan Ramadan.

***
May we start this Ramadan with peace, love, and clarity in our hearts, Amin. Ramadan Kareem to all Muslim Ummah.

Hiddasoor

11/02/2026

Waan jecelnahay in aan idin adeegno mar walba, waana idiin maqanahay.

Hiddasoor

📢 OGEYSIIS MUHIIM AHMacaamiisheena sharafta leh,Waxaan idin ogeysiinaynaa in Hiddasoor  lagu sameynaayo dib u casriyeen ...
07/02/2026

📢 OGEYSIIS MUHIIM AH

Macaamiisheena sharafta leh,
Waxaan idin ogeysiinaynaa in Hiddasoor lagu sameynaayo dib u casriyeen iyo horumarin,taas oo bilaabatay maanta ay taariikhdu tahay 7/02/2026.

Inta ay socoto howshani, adeegyadu way hakad geli doonaan si ku meel gaar ah.

Waxaan idiin soo laaban doonnaa adeegyo cusub, tayo sare leh, iyo waayo-aragnimo.

Waad ku mahadsan tihiin fahamkiinna iyo kalsoonidiinna, Allahane Ramadaan khayr nagu gaarsiiyo.

Hooyga Hiddaha iyo Dhaqanka

📍 KM4, Muqdisho
📞 +252 612 833 377

Address

KM4
Mogadishu

Opening Hours

Monday 07:00 - 01:15
Tuesday 07:00 - 01:15
Wednesday 07:00 - 01:15
Thursday 07:00 - 01:45
Friday 07:00 - 01:15
Saturday 07:00 - 01:15
Sunday 07:00 - 01:15

Telephone

+252612833377

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hiddasoor posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Hiddasoor:

Share

Category