Ifka food

Ifka food Kusodhawada Dalab Diyaarsan Oo Gurigaada Lugu Kenayo

14/02/2021

Baro Nafaqo Macan Sida Ugu Fudut share garey like wa xagiin

Kala soco Cunta karinta ifka food Gordhaw
15/09/2020

Kala soco Cunta karinta ifka food Gordhaw

Sanbusa qiima jaban 4 xabo sanbusa qiimaha wa $2
14/09/2020

Sanbusa qiima jaban 4 xabo sanbusa qiimaha wa $2

Casho fudut
21/05/2019

Casho fudut

21/08/2018

ifka food oo gordhaw bilaweeso casharada cunta karinta fadlan hadaa kahesho pageka like saar marwalbo kalasoco pagekan sida fudud aad ukarsan laheed cuntada aad ugu macaan mahadsanidiin

Kulu-Caam Wa Antum Bi Kheyr – Eid Adha
21/08/2018

Kulu-Caam Wa Antum Bi Kheyr – Eid Adha

sifudud kusameeso beer iyo rooti oo si wanagsan losameeyay hadaa kaheshay like saar share dheh walal mahadsanid
18/04/2018

sifudud kusameeso beer iyo rooti oo si wanagsan losameeyay hadaa kaheshay like saar share dheh walal mahadsanid

waa baaris shilan oo kala karis ah sifudud ku karsan kartid fadlan like saar walaal share gareey
17/04/2018

waa baaris shilan oo kala karis ah sifudud ku karsan kartid fadlan like saar walaal share gareey

waa cunto fudud oo laga sameeyo daqiiq, hilib duqad iyo xawaash iyo khudaar la isku dhex daray laguna dubay saliid kulul...
16/04/2018

waa cunto fudud oo laga sameeyo daqiiq, hilib duqad iyo xawaash iyo khudaar la isku dhex daray laguna dubay saliid kulul.
Sambuusuhu waa cunto aduunka oo dhan laga isticmaalo. oo laga sameeyay dageeg sadaxgees laga dhigay, oo dhaxda hilib iyo qudaar uuga jirto, oo la'isku shiilay. sanbuus waxoo ku macaan yahay, bisbaaska.. like saar pagekaan walal kala soco cuntada fudut kana faiideeso bisha barakeesan ramadan kariim

Address

Mogadishu
2526

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ifka food posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Ifka food:

Share