Aden Nineteen Ice Cream

Aden Nineteen Ice Cream Ice Cream Shop

Caawa waxaa si rasmi ah looga daahfuray Aden19 Ice Cream gudaha BBS Mall, xarigjarkaan ayaa si weyn u farxad gelisay bul...
20/02/2026

Caawa waxaa si rasmi ah looga daahfuray Aden19 Ice Cream gudaha BBS Mall, xarigjarkaan ayaa si weyn u farxad gelisay bulshada ku nool Nairobi.

Daahfurka ayaa noqday mid qurux badan oo soo jiitay dad badan, isla markaana kor u qaaday tayada xaflada.

RAMADAN MUBARAK 🌙Dhamaan umadda Islaamka ah meel kasta oo ay joogaan.Shirkadda Aden Nineteen iyo howl wadeenadeda waxay ...
18/02/2026

RAMADAN MUBARAK 🌙

Dhamaan umadda Islaamka ah meel kasta oo ay joogaan.
Shirkadda Aden Nineteen iyo howl wadeenadeda waxay idiin rajaynaysaa bisha barakaysan nabad, barwaaqo iyo farxad.
Ku soo dhowaada dhammaan macaamiisha qaaliga ah ❤️
🌙Waan idin soo dhoweyneynaa🌙

17/02/2026

Ramadan kareem

13/02/2026

Aden Nineteen 150 street

06/01/2026

Macmiil waxaan idiin haynaa 24 flavor amase dhadhan
Oo mid kastaa aad ka heli doonto

Macmiil kaalay oo nala dhadhami adiguna

05/01/2026
31/12/2025

Waxaa sharaf weyn noo ah in aan ka qeyb galno xafladda qalin-jabinta Dufcaddii 12-aad ee Jaamacadda Hormuud, annagoo uga mahadcelineyna Maamulka Jaamacadda casuumaadda qiimaha badan.
Waxaan diyaar u nahay in aan la shaqeyno jaamacadaha, iskuullada, iyo hay’adaha kale ee qabanaya xafladaha qalin-jabinta, munaasabadaha, iyo dhacdooyinka gaarka ah.

Nala soo xiriir si aan uga qeyb noqono farxaddaada 🎓✨





Hormuud University

  iyo   saar si aad u garsiiso asxaabta qiimo-dhimis gaar ah oo 20% " (Share and like it to show your friends)🧁🍦🍦Shirkad...
29/12/2025

iyo saar si aad u garsiiso asxaabta qiimo-dhimis gaar ah oo 20%

" (Share and like it to show your friends)🧁🍦🍦

Shirkadda Aden Nineteen Ice Cream waxay sharaf weyn u aragtaa ka-qaybgalka xafladda qalin jabinta dufcadda 12-aad ee Jaamacadda Hormuud (Xarunta 13KM). Si aan ula wadaagno farxadda munaasabaddan qiimaha leh, waxaan bixineynaa qiimo-dhimis gaar ah oo 20% ah.
Waxaan diyaar u nahay adeeg buuxa laga bilaabo 07:00 subaxnimo ilaa 17:00 galabnimo, taariikhdu markay tahay 30-12-2025, si aan ula dabaaldego ardayda qalinjabineysa iyo maamulka jaamacadda.








Hormuud University

Shirkadda Aden Nineteen Ice Cream waxay sharaf weyn u aragtaa ka-qaybgalka xafladda qalin jabinta dufcadda 12-aad ee Jaa...
29/12/2025

Shirkadda Aden Nineteen Ice Cream waxay sharaf weyn u aragtaa ka-qaybgalka xafladda qalin jabinta dufcadda 12-aad ee Jaamacadda Hormuud (Xarunta 13KM). Si aan ula wadaagno farxadda munaasabaddan qiimaha leh, waxaan bixineynaa qiimo-dhimis gaar ah oo 20% ah.
Waxaan diyaar u nahay adeeg buuxa laga bilaabo 07:00 subaxnimo ilaa 17:00 galabnimo, taariikhdu markay tahay 30-12-2025, si aan ula dabaaldego ardayda qalinjabineysa iyo maamulka jaamacadda.








Hormuud University

19/12/2025

Dhandhan aan marnaba laga xiiseyn ugu kaaley Aden Nineteen Ice Cream

17/12/2025

Dhadhan aan marba isbadalin ugu kaaley Aden Nineteen Ice Cream.

09/12/2025

Adennineteen premium Cofee ☕️

Address

Mogadishu, Hargeisa, Bur'o, Berbera, Borama, Gebiley, Djibouti. Jijiga, Addis_Ababa, Nairobi
Mogadishu
TALEH

Telephone

+252614444841

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Aden Nineteen Ice Cream posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Aden Nineteen Ice Cream:

Share

Category