Cutiya Food

Cutiya Food Adeeg ku raalli galiya noogu kaalay

Cambaaburkii ciidka waa diyaar.Dhiibo dalabkaaga hadda si aad u hesho subaxa ciidda iyo galabtiiba.0616523040 naga soo w...
17/03/2026

Cambaaburkii ciidka waa diyaar.
Dhiibo dalabkaaga hadda si aad u hesho subaxa ciidda iyo galabtiiba.
0616523040 naga soo wac ama whatsupka numberkan

Cambaabur hadda dalbo haddaa helaysaaye0616523040
28/01/2025

Cambaabur hadda dalbo haddaa helaysaaye
0616523040

Quraacdii waa diyaar hadda dalbo haddaa helaysaayeNaga soo wac 0616523040 ama 0614461030
10/09/2024

Quraacdii waa diyaar hadda dalbo haddaa helaysaaye
Naga soo wac 0616523040 ama 0614461030

Cambaaburkii waa diyaar maantay oo jimcaa ka faa’idayso oo dalbo iga soo wac 0616523040 ama 0615831237Halkii aad joogto ...
06/09/2024

Cambaaburkii waa diyaar maantay oo jimcaa ka faa’idayso oo dalbo iga soo wac 0616523040 ama 0615831237
Halkii aad joogto ayaa lagugu keenayaa

Maalin cusub waa wanaagsan.Markii meel lagaa casumo oo ay meeshaas cunto leedahay.Saddex qaab ayaa loo dhigaa cuntada1. ...
27/08/2024

Maalin cusub waa wanaagsan.
Markii meel lagaa casumo oo ay meeshaas cunto leedahay.
Saddex qaab ayaa loo dhigaa cuntada
1. In laguu g**o
2. In aad adigu intaa kacdo soo gurato
3. Iyo in iyada oo guran lagu soo agdhigo oo faraha lagal lagu dhaho.
1. Kow haddii laguu gurayo waa in aad sadkaaga iigu rid dhahdaa oo aad sadkaaga taqaannaa, yacnii Oboteedkaaga inta aad qaadato cunto ahaan, waa qalad in ku rid ku rid dhahdid si in aad cid ka badsanysid, hadhowne aad inta aad farafareysid meesha uga kacdo, iska ilaali cuntadu cuqubo ayey leedahay, marnaba ha xad gudbin, baro taas
2. Tan labaad haddii lagu dhaho soo rido cuntada in ku le-eg soo rido oo markasta sadkaaga rido. Waa jaahilnimo iyo doqonnimo in aad saxanka soo buuxsato hadhowne aad meesha uga kacdo waa mamnuuc, dhammee cuntadii aad soo ridatay.
3. Tan saddexaad haddii lagu soo hordhigo saxan bariis iyo hilib ah oo aad aragto in uu sadkaaga ka badanyahay, codso saxan yar oo aad kaga ridato sadkaaga ama inta calooshaadu qaaddo.
FG: ogow cubtada aad qasaarinaysid walaalkaa ayaa u kaajeysan.

Saaka ma ku wada quraacannaa Cambaabur waan u xiisnaye.0616523040 wac waa laguu keenine
18/08/2024

Saaka ma ku wada quraacannaa Cambaabur waan u xiisnaye.
0616523040 wac waa laguu keenine

Cambaaburkii waa diyaare hadda dalbo0616523040
10/08/2024

Cambaaburkii waa diyaare hadda dalbo
0616523040

Qadada SAB ayaa diyaar ah, sii dhiibo dalabka hadda, maantay ha is dhaafin sabtaan.Naga soo wac 0616523040.  oo hadda si...
28/07/2024

Qadada SAB ayaa diyaar ah, sii dhiibo dalabka hadda, maantay ha is dhaafin sabtaan.
Naga soo wac 0616523040. oo hadda sii dalbo qadadaada waxaad helaysaa 1.30 ugu danbayn duhurnimo.
Hilibka iyo bariisku waa 6 dolar.
Yaan lagaa buuxin xisaabta.

Bal sawiro Cutiya Food oo Soomaaliya dharjisay, kaddibna,  Sucuudiga Hoteello ka furtay, oo sawiro lammaane kasta oo dun...
11/07/2024

Bal sawiro Cutiya Food oo Soomaaliya dharjisay, kaddibna, Sucuudiga Hoteello ka furtay, oo sawiro lammaane kasta oo dunidaan ku nool oo ku fikira Hoolalka Cutiya In ay Arooskooda ku dhigtaan.
Kaddibna ay hal habeenna ha noqotee ay ku aqal galaan, kaddibna helaan cunto tayo leh.
Calayk calayk....

Cambaaburkii waa diyaar iyo beerkiiba.Naga soo wac 0616523040.
10/07/2024

Cambaaburkii waa diyaar iyo beerkiiba.
Naga soo wac 0616523040.

Hilibkii bariiskii iyo maraqiiba waa diyaar khamiista iyo jimcaha sii dhiibo dalabkaaga oo naaxi naftaadaNaga soo wac 06...
03/07/2024

Hilibkii bariiskii iyo maraqiiba waa diyaar khamiista iyo jimcaha sii dhiibo dalabkaaga oo naaxi naftaada
Naga soo wac 0616523040
Haddii aad casumaad gaar ah rabtane waa diyaar

Address

Mogadishu
SOMALIA252

Telephone

+252614461030

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Cutiya Food posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share