Like and Share

Like and Share Ice Cream and Coffee House With Desserts, Fresh Juices and Fruits

I’ve started a 14-part series called Money in Peace.Series 1 is about understanding money beyond numbers—how it influenc...
29/05/2026

I’ve started a 14-part series called Money in Peace.

Series 1 is about understanding money beyond numbers—how it influences our choices, mindset, and sense of stability.

02/04/2022

Ramadaan Mubarak...

Fadliga bisha Ramadaan aawadeed waxaan macaamiisheena sharafta leh ugu bishaareyneynaa anagoo tixgelinay codsiyadoodii inaan sookordhinay

RAMADAAN PACKAGE-kii aadka u fiicnaa ee aad inooga barateen!

Waxaa ku cusub sanadkaan Bariis wata Suqaar qudaartiisa wata oo isku ah $3 kaliya!

Soodhawoow Macmiil🙏🥰📦

Dalabaadka dagdaga ah fadlan wac 0618887172.
03/01/2022

Dalabaadka dagdaga ah fadlan wac 0618887172.

Iid Mubarak...Macaamiisheena Sharafta Leh Nabad ku Waara, ballankeenu waa Ice Cream-ka Cabitaannada caynba-caynka ah iyo...
13/05/2021

Iid Mubarak...

Macaamiisheena Sharafta Leh Nabad ku Waara, ballankeenu waa Ice Cream-ka Cabitaannada caynba-caynka ah iyo Snacks-ka Like and Share...

13/04/2021

Ramadaan Mubarak...

Fadliga bisha Ramadaan aawadeed waxaan macaamiisheena sharafta leh ugu bishaareyneynaa anagoo tixgelinay codsiyadoodii inaan sookordhinay

RAMADAAN PACKAGE

1. Afur Package: “Timir, Omlette, Meat with vegetables, Malawax iyo Koob ah Qaxwo/Shaah/Coppucino/Cabitaan/Water1.5lt”

&

2. Suxuur Package: “Omlette, Meat with vegetables, Rooti iyo Qaxwo/Shaah/Coppucino/Water1.5lt”

Ramadaanka Allaha inaga aqbalo, kuwo kale oo badanna nabad iyo caafimaad ha inagu gaadhsiiyo!Macaamiisheena sharafta leh...
21/05/2020

Ramadaanka Allaha inaga aqbalo, kuwo kale oo badanna nabad iyo caafimaad ha inagu gaadhsiiyo!
Macaamiisheena sharafta leh waa inoo Sabti 05-23-2020 haddii Rabbi Qadaro, oo aan dib idiin ku billaabi doono adeegii aan idiin haynay!!🔥Somalia💪🏼

...........................WARGELIN........................Ramadaan wanaagsan meel walba oo aad joogtaan maacaamiisheena...
25/04/2020

...........................WARGELIN........................
Ramadaan wanaagsan meel walba oo aad joogtaan maacaamiisheena sharafta leh.

Waxaan ka xunnahay hakad kuyimid adeegii aan idiin haynay inta Bandowgu soconayo ama Ramadaanku dhamaanayo idam Alle.


-19AllahaNagaKorqaado

Gudoomiye Ibraahin Mahad-Alla oo share gareeynaya Laws Shake (Peanut Shake)...
06/12/2019

Gudoomiye Ibraahin Mahad-Alla oo share gareeynaya Laws Shake (Peanut Shake)...

...............Jimce wanaagsan saaxiibayaal........... Macaamiisheena sharafta leh, ku Jimceysta Ice Cream kiinii fiicna...
29/11/2019

...............Jimce wanaagsan saaxiibayaal........... Macaamiisheena sharafta leh, ku Jimceysta Ice Cream kiinii fiicnaa! Cabitaanno uu hormuud u yahay Laws Shake (Peanut Shakee)!! Oodkac +Malawax/Rooti iyo Snacks kii aadka u fiicnaa!!!

Address

Makkah Al Mukaramah
Mogadishu
252

Opening Hours

Monday 07:00 - 04:00
Tuesday 07:00 - 04:00
Wednesday 07:00 - 04:00
Thursday 07:00 - 04:00
Friday 16:00 - 04:00
Saturday 07:00 - 04:00
Sunday 07:00 - 04:00

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Like and Share posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Like and Share:

Share

Category