Titanic diplomatic

Titanic diplomatic Waxaa diyaar kuu ah hallka xafladaha nooc walba sida aroosyada, casuumadaha, shirarka, tababaradda, iwm

Titanic Diplomatic waa Goob dalxiis oo aad u qurux badan oo kuu heysa cuntooyinka Sea Food-ka ugu fiican magaaladda sidoo kale haka reebin Cafeteria Iyo Restaurant casri ah.

14/10/2025

Sawirku Waa xasuus titanic na Waa meesha xasuustaas lagu abuuro

29/09/2025

Bilicda magaalada titanic diplomatic

Macamaanka iyo cake yada xaflada qalinjabinta waxay diyaar kugu yihiin  titanic diplomatic
23/09/2025

Macamaanka iyo cake yada xaflada qalinjabinta waxay diyaar kugu yihiin titanic diplomatic

Waxaan halkan ugu dabaal dageena 𝟏𝟐𝐤 𝐟𝐨𝐥𝐥𝐨𝐰𝐞𝐫𝐬. Waxaa Mahad Iska Leh Allah (s.w.t) Marka Kobaad, Marka Labaad waxaan u m...
25/08/2025

Waxaan halkan ugu dabaal dageena 𝟏𝟐𝐤 𝐟𝐨𝐥𝐥𝐨𝐰𝐞𝐫𝐬. Waxaa Mahad Iska Leh Allah (s.w.t) Marka Kobaad, Marka Labaad waxaan u mahad celineynaa dhamaan macaamiisha page-keena ku xeran oo aan la'aantooda heerkan aana soo gaari laheyn. sidoo kale waxaan farxadan la qeybsaneynaa shaqaalaha iyo howl wadeenada 𝐓𝐢𝐭𝐚𝐧𝐢𝐜 𝐃𝐢𝐩𝐥𝐨𝐦𝐚𝐭𝐢𝐜. Hambalyo, Hambalyo.
📍 𝐉𝐢𝐝𝐤𝐚 𝐀𝐟𝐠𝐨𝐨𝐲𝐞, 𝐁𝐚𝐧𝐚𝐚𝐝𝐢𝐫, Mogadishu, Somalia.
📞 ‪+252-61 3-219-999.

10/08/2025

𝐐𝐮𝐫𝐮𝐱𝐝𝐚 & 𝐁𝐢𝐥𝐢𝐜𝐝𝐚 𝐓𝐢𝐭𝐚𝐧𝐢𝐜 𝐃𝐢𝐩𝐥𝐨𝐦𝐚𝐭𝐢𝐜.
📍 𝐉𝐢𝐝𝐤𝐚 𝐀𝐟𝐠𝐨𝐨𝐲𝐞, 𝐁𝐚𝐧𝐚𝐚𝐝𝐢𝐫, Mogadishu, Somalia.
📞 ‪+252-61 3-219-999.

09/08/2025

𝐐𝐨𝐥𝐨𝐥 𝐏𝐫𝐢𝐯𝐚𝐭𝐞 𝐚𝐡 oo loogu talo galay 𝐅𝐚𝐦𝐢𝐥𝐲-ka, 𝐋𝐚𝐦𝐚𝐚𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐀𝐬𝐱𝐚𝐚𝐛𝐭𝐚 & 𝐈𝐖𝐌.
📍 𝐉𝐢𝐝𝐤𝐚 𝐀𝐟𝐠𝐨𝐨𝐲𝐞, 𝐁𝐚𝐧𝐚𝐚𝐝𝐢𝐫, Mogadishu, Somalia.
📞 ‪+252-61 3-219-999.

04/08/2025

📍 𝐉𝐢𝐝𝐤𝐚 𝐀𝐟𝐠𝐨𝐨𝐲𝐞, 𝐁𝐚𝐧𝐚𝐚𝐝𝐢𝐫, Mogadishu, Somalia.
📞 ‪+252-61 3-219-999

31/07/2025

𝐉𝐚𝐰𝐢𝐠𝐚 Jimcaha meesha ugu 𝐟𝐢𝐢𝐜𝐚𝐚𝐧 ee aad ku qaadan karto waa 𝐓𝐢𝐭𝐚𝐧𝐢𝐜 𝐃𝐢𝐩𝐥𝐨𝐦𝐚𝐭𝐢𝐜.
📍 𝐉𝐢𝐝𝐤𝐚 𝐀𝐟𝐠𝐨𝐨𝐲𝐞, 𝐁𝐚𝐧𝐚𝐚𝐝𝐢𝐫, Mogadishu, Somalia.
📞 ‪+252-61 3-219-999

30/07/2025

Qolol 𝐕𝐈𝐏 ah oo inta aadan imaanin soo 𝐁𝐨𝐨𝐤𝐢𝐧𝐠-𝐠𝐚𝐫𝐞𝐲𝐬𝐚𝐧𝐞𝐲𝐬𝐢𝐝 oo loogu talo galay 𝐅𝐚𝐦𝐢𝐥𝐲-ka, 𝐋𝐚𝐦𝐚𝐚𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐀𝐬𝐱𝐚𝐚𝐛𝐭𝐚 & 𝐈𝐖𝐌.
📍 𝐉𝐢𝐝𝐤𝐚 𝐀𝐟𝐠𝐨𝐨𝐲𝐞, 𝐁𝐚𝐧𝐚𝐚𝐝𝐢𝐫, Mogadishu, Somalia.
📞 ‪+252-61 3-219-999

Address

Jidka Afgooye, Banaadir
Mogadishu

Opening Hours

Monday 07:00 - 01:00
Tuesday 07:00 - 01:00
Wednesday 07:00 - 01:00
Thursday 07:00 - 01:00
Friday 07:00 - 01:00
Saturday 07:00 - 01:00
Sunday 07:00 - 01:00

Telephone

+252613946666

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Titanic diplomatic posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Titanic diplomatic:

Share

Category