Digital Guard

Digital Guard Digital Guard — Securing systems, protecting data, and defending the digital world.

Public Wi-Fi is risky — hackers can steal your data easily.🚫 Ka fogaaw Wi-Fi-yada dadweynaha si aad u ilaaliso xogtaada....
22/01/2026

Public Wi-Fi is risky — hackers can steal your data easily.
🚫 Ka fogaaw Wi-Fi-yada dadweynaha si aad u ilaaliso xogtaada.

🔐 Be Cyber Smart
🌐 www.digitalguard.so

Yesterday’s security won’t stop today’s attacks.It’s time to WAKE UP and secure your digital future.
12/01/2026

Yesterday’s security won’t stop today’s attacks.
It’s time to WAKE UP and secure your digital future.

⚠️ Common Cybersecurity Mistakes by EmployeesEmployees can unintentionally put an organization’s data at risk. Some of t...
10/01/2026

⚠️ Common Cybersecurity Mistakes by Employees

Employees can unintentionally put an organization’s data at risk. Some of the most common mistakes include:
• Unauthorized access
• Using personal devices
• Outdated software
• Phishing scams
• Weak passwords
• Lack of cybersecurity awareness

👉 Awareness and regular training are key to protecting your organization’s data.

🛡 Digital Guard
📧 [email protected]

Jumca Mubarak
09/01/2026

Jumca Mubarak

Cybersecurity Awareness – Government Employees Using AIAI is powerful, but protecting government data is a national resp...
04/01/2026

Cybersecurity Awareness – Government Employees Using AI
AI is powerful, but protecting government data is a national responsibility. Always think before you share — confidential or internal information should never be uploaded to AI tools without official permission.

Hadal-heyn “New Year Gift” links iyo APK-yo lagu soo diro WhatsApp ama baraha bulshada ha furin. Hal gujin kaliya ayaa k...
01/01/2026

Hadal-heyn “New Year Gift” links iyo APK-yo lagu soo diro WhatsApp ama baraha bulshada ha furin. Hal gujin kaliya ayaa khasarin karta xogtaada iyo lacagtaada 💻🔐

🛡️ Wacyigelin: Faa’iidooyinka Tababarka Cyber Security-gaTababarka wacyigelinta Cybersecurity-ga wuxuu ka caawiyaa shirk...
30/12/2025

🛡️ Wacyigelin: Faa’iidooyinka Tababarka Cyber Security-ga

Tababarka wacyigelinta Cybersecurity-ga wuxuu ka caawiyaa shirkadaha iyo hay’adaha in ay:

✅ Yareeyaan khataraha amni ee internetka
✅ Ilaaliyaan xogta muhiimka ah iyo macluumaadka sirta ah
✅ Buuxiyaan shuruudaha sharciga iyo nidaamyada amniga
✅ Dhisaan dhaqan amni oo shaqaalaha ka wada qeyb qaataan
✅ Ka hortagaan hanjabaadaha h**e inta aysan dhib keenin
✅ Keydsadaan kharashka weerarrada cyber-ka keeni kara

Digital Guard waxay ku dadaaleysaa in bulshada iyo hay’adaha Soomaaliyeed lagu wacyigeliyo muhiimadda amniga digital-ka.

Cybersecurity waa masuuliyad wadajir ah.

Ilaasho mobile kaada. Amaankada ee digitalka adiga ayuu ka bilowmaa.
29/12/2025

Ilaasho mobile kaada. Amaankada ee digitalka adiga ayuu ka bilowmaa.

Your Daily Awareness
28/12/2025

Your Daily Awareness

Badbaadadaada online-ka waxay ku bilaabataa adiga.
27/12/2025

Badbaadadaada online-ka waxay ku bilaabataa adiga.

جمعة مباركة
25/12/2025

جمعة مباركة

🔐 Daar Two-Factor Authentication (2FA)Furaha sirta kaliya mararka qaar kuguma filna. Haddii qof helo password-kaaga, si ...
25/12/2025

🔐 Daar Two-Factor Authentication (2FA)

Furaha sirta kaliya mararka qaar kuguma filna. Haddii qof helo password-kaaga, si fudud ayuu akoonkaaga u geli karaa. Two-Factor Authentication (2FA) waxay kaa caawisaa inaad hesho difaac labaad — xitaa haddii password-ku la ogaado.

✔ Waa maxay 2FA?

Waa marka lagu weydiiyo xaqiijin kale, sida:
• 📱 Code lagu soo diro SMS
• 🔑 App-ka xaqiijinta (Google Authenticator / Microsoft Authenticator)
• 🧠 Ama su’aal amni

⭐ Faa’iidooyinka

✅ Aad bay u adkeynaysaa gelitaanka akoonka
✅ Hakin weerarro badan
✅ Waxay ilaalisaa xogtaada shaqsiyeed iyo shaqo

📲 Meelaha ugu muhiimsan ee aad kaga daarayso:
• Facebook
• Gmail
• WhatsApp
• Instagram
• Online banking
• Email-ka shaqada

🚨 Xusuusin Muhiim ah

Hala wadaagin code-ka laguu soo diro cidna — xitaa haddii ay sheegtaan inay support yihiin.

Digital Guard — Ilaalinta Aqoonsigaaga Dijitaalka ah.

Address

Mogadishu
00744

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Digital Guard posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Digital Guard:

Share