MADO Somalia

MADO Somalia Official page of MADO in Somalia. πŸ‡ΉπŸ‡· πŸ‡ΈπŸ‡΄

Long waited MADO packages are here , enjoy it Make sure to book before coming 0612071234
18/02/2026

Long waited MADO packages are here , enjoy it
Make sure to book before coming 0612071234

Ramadan Mubarak to all of you from mado team
17/02/2026

Ramadan Mubarak to all of you from mado team

Mixed grill
27/01/2026

Mixed grill

Just say: steaaak : mado steak
25/01/2026

Just say: steaaak : mado steak

Have you tried our spaghetti bolognesee β€οΈπŸ’―
22/01/2026

Have you tried our spaghetti bolognesee β€οΈπŸ’―

Meet our FISH SQUAD : salmon fish and fish fillet
01/01/2026

Meet our FISH SQUAD : salmon fish and fish fillet

πŸ”πŸ‘€ WAXAAN RAADINEYNAA:1. Supervisor (2+ sano oo khibrad ah).2. Waiter (2+ sano oo khibrad ah).Ciddii daneynaysa fursadan...
11/10/2025

πŸ”πŸ‘€ WAXAAN RAADINEYNAA:
1. Supervisor (2+ sano oo khibrad ah).
2. Waiter (2+ sano oo khibrad ah).

Ciddii daneynaysa fursadan, CV-gooda waxay kusoo dirsan karaan [email protected]

Taariikhda k**a dambayska ee codsashada waa: 17 October, 2025.

Nasiib Wacan.

Salaam Macaamiisheena Sharafta Leh,Waxaan idin la socodsiineynaa in keliya Booking aan ku adeegi doono! Ilaa officially ...
04/10/2025

Salaam Macaamiisheena Sharafta Leh,

Waxaan idin la socodsiineynaa in keliya Booking aan ku adeegi doono! Ilaa officially open aan ka noqonl.

Si aad booking u sameysato wac: 061 207 1234.

MENU Link: bio.so/madosomalia

Mahadsanidiin.

🚨 Horta MADO Soomaaliya wey imaaday, lkn hal arinaa jirto... Waxaan raadineynaa Howlwadeeno cusub. πŸ”πŸ‘€Ciddii daneynayso f...
07/09/2025

🚨 Horta MADO Soomaaliya wey imaaday, lkn hal arinaa jirto... Waxaan raadineynaa Howlwadeeno cusub. πŸ”πŸ‘€

Ciddii daneynayso fursadan, CV-gooda waxay kusoo dirsan karaan [email protected]

Taariikhda k**a dambayska ee codsashada waa: 15 September, 2025.

Nasiib Wacan.

Soomaali weyn, waan soo soconaa! Naga war haaya. πŸ‡ΉπŸ‡·πŸ‘€
07/09/2025

Soomaali weyn, waan soo soconaa! Naga war haaya. πŸ‡ΉπŸ‡·πŸ‘€

Address

Banadir Mall, Soobe
Mogadishu
00252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when MADO Somalia posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category