Boqorada xamar

Boqorada xamar Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Boqorada xamar, Restaurant, Muqdisho.

07/03/2023

❤️

13/02/2022
Aqoon kuuma lihi, laakiin, waxaan Alle kaaga tuugayaa  Bisha Ramadan  in riyooyinkaaga wan wanaagsan uu kuu rumeeyo, kur...
25/04/2020

Aqoon kuuma lihi, laakiin, waxaan Alle kaaga tuugayaa Bisha Ramadan in riyooyinkaaga wan wanaagsan uu kuu rumeeyo, kurbada ku haysana kaa faydo.
Aamiin

Ka dib Markii Ehlu Naarku galaan Naarta ,Ehlu Jannahana galo jannada.Waxaa loo yeerayaa Nebi muhammed csw.Waxaa la Orana...
14/04/2020

Ka dib Markii Ehlu Naarku galaan Naarta ,
Ehlu Jannahana galo jannada.

Waxaa loo yeerayaa Nebi muhammed csw.
Waxaa la Oranayaa Ma raalli noqotay Muhammadow . csw ?

Waxuu dhahayaa Ma raali noqonayo
ayadoo hal qof Oo ka mid ah Umadeydaa naar ku jirto

Allaah ayaa Malaa`igta ku amraya ka soo saara naarta qofkasta Oo qalbigiisa ku jiro dhuuracaso wax ka yar Oo iimaan ah.

Albaabadii jahanama ayaa la furayaa waxaa laga soo saarayaa koox ka mid ah muslimiinta cusaada ah waxaana loo wadayaa jannada.

Markaas ayaa lagu Oranayaa
Muhammadow "NNKH"ma raali noqotay hadda.?
Waxa uu leeyahay ma raali noqonayo rabiyow ilaa hal qof Oo ka mid ah Umadeyda naarta ku jirto.

Allaah ayaa hadana mala'igtiisa ku amray ` ka soo saara Naarta qof kasta Oo hal maalin indhihiisu la ilmeysay cabsi aniga iga cabsanaa darteed.😢

Waxaa la Oranyaa markaan maraali noqotay Muhammadow NNKH ?
Waxa uu dhahayaa ma raali noqonayo rabiyow, inta weli qof Umadeyda ka mid ah Naarta ku jirto.

Allaah ayaa Ugu danbeeyn malaa,igta amraya in dhamaan laga soo saaro qof kasta Oo inta Uu aduunka joogay yiri لااله الله محمدرسول الله

7 todobada albaab ee Naarta ayaa la furayaa waxaa laga soo saarayaa qofkasta Oo muslim ahaa Oo ku dhawaaqay kalimada towxiidka.

Catar miski ah ayaa loo marinayaa waxaa arkay Ehlu jannihii Waxeey Umaleey doonaan in ay yihiin kuwii kale ee ehlu jannahaa ee ka sareeyay. Nuurka iyo quruxda ka muuqda darteed.

Xaaladaas Marka La joogo

( ربما يود الذين كفروا لو
كانو مسلمين.)
Kuwa gaalada ah maalintaas waxeey jaclaan lahaayeen alla maxaa muslimiin u ahaan waaynay.

Waa Iga Codsi ` ma aha Amar`
Markaad dhameeyso aqriska

❤️❤️Nabiga ku wada Saliya scw scw scw❤️❤️

faaidada salaada.Salaadu waa tiir ka mida tiirarka ugu muhiimsan ee aasaska u ah diinta islaamka.Shay kaste oo rasuulka ...
14/04/2020

faaidada salaada.

Salaadu waa tiir ka mida tiirarka ugu muhiimsan ee aasaska u ah diinta islaamka.

Shay kaste oo rasuulka lagu waajibayayna, waxa lagu waajibayay isaga oo rasuulku ku sugan dhulka dushiisa ,balse rasuulku salaada wuxuu u doonay toddobada samaddood.

Iyada oo looga soo xanbaarayiyay rasuulka shanta salaadood toddobada samaddood dusheeda, habeenkii cajiibka ee la dheelmiyay isla habbeenkoo oo rasuulku laso tusay mucjisooyin i fara badan oo noocyadeedu kala duwanaa ,sida anbiyada jannada naarta malaaigta iyo wixii la hal maala . Habeenkaas oo loogu magac darayay israa Wal micraaj.

Anbiyadii ka horreysay rasuulka dhamaantood dadka waxay ugu yeedhayaan caabudida ilaah kaliya oo xaqa, iyagoona dadka ka nihinayay shirkayaadka iyo khuraafaadka. Sida aad quraanka ka dhex hellayso.

Salaadu waa shayga ugu weyn ee rasuulka kula dardaarmayay umaddiisa , salaadu macnaheeduna waa xidhiidh ilaahay iyo adoonkiisa oo toos u xidhiidhinasa.

Sacaadada ama farxada noloshu leedahay salaaday ku xidhantahay. Haddaad doonaysay inay noloshu idiin hagaag tana laasima oo ilaaliya salaada.

03/02/2020

Naarta allah ha kugu fogeeyo haddii aad soo qorto Scw Scw Scw.

Address

Muqdisho

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Boqorada xamar posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category