Kalsooni MK

Kalsooni MK Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Kalsooni MK, South Tyrolean Restaurant, Xuddur.

16/11/2025
01/10/2025

walal daawo muuqaalka

30/09/2025
17/09/2025
07/09/2025

SH Mustaf Abdalle ayaa jeediyey muxaadaro ku saabsan barasho Cilmiga sheerciya ....

06/09/2025

Ciidinka guutada 9aad qeybta 60aad Gobolka Bakool oo qeyb ka ahaa dabaaldega munaasabada dhalashada nabigeena muxamed scw scw..

SAWIRO:- Q:1AAD Munaasabada Dhalashada Nabigeena Muxamed SCW ayaa lagu qabtay Xaruunta Hanuunista Dadweynaha ee magaalad...
05/09/2025

SAWIRO:- Q:1AAD
Munaasabada Dhalashada Nabigeena Muxamed SCW ayaa lagu qabtay Xaruunta Hanuunista Dadweynaha ee magaalada Xudur.
📷 Mohamed Deq Abdullahi Kalsooni

05/09/2025

Munaasabad shahaadooyin lagu guddoonsiinayay arday dhammeeysatay Qur'aanka Kariimka oo ka dhacay hoowlka dugsi sare magaalada xuddur ee xaruunta gobolka bakool munaasabada waxaa qabtey machadka Al Miftaax.....

04/09/2025

Hordhaca xaflada qalinta jabinta Qur'aanka madrasada Al-miftaax ee Magaalada Xuddur

03/09/2025

Guddiga Masaajidka Shiidle Xuddur oo dadaal badan ku bixiyey dhismaha masaajidkaan oo baahi badan loo qabay ayaa codsaday in lagu garabsiiyo korontada iyo dhamaystirka masaajidka.
Numbarka lagala xiriira Masaajidka Shiidle. 614840009/624840009 Kalsooni MK

29/04/2025

"Su'aalaha ugu adag ee nala weydiiyo waa Aabihiina aaway k**a jawaabno, sababtoo ah nolo iyo geeri midna kuma hayno Aabaheena" sidaa waxa yiri Qamar iyo Ifraax oo aabahood shan sano ka hor ugu dambeysey.

Address

Xuddur

Telephone

+252618706419

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kalsooni MK posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Kalsooni MK:

Share