Samakaal Fertility Center

Samakaal Fertility Center Mar walbo xasus now digriga Ale

20/02/2026

Shahwada xanuunada kundhaca waxa kamid ag. In synta shahwada ay gaabato taaso keenta dhiibato taranka ragga ah

20/02/2026

Tayada shahwada waxay muhiimad uleedahay caafimadka taranka
Soo boqo Samakaal Hospital qeybta taranka ragga oowac 0617699929

24/11/2025

Xanuunnada la xiriira raganimada ee u baahan in si degdeg ah loo baaro waxaa ka mid ah:
1. Dhibaatada kacsi la’aanta (Erectile Dysfunction – ED)
Kacsi aan xoog lahayn

Kacsi degdeg u luma

Adkaansho la’aan marka la isku dayo galmo

2. Dadajinta biyabbaxa (Premature Ej*******on)
Biyo-bax aad u degdeg ah

Xakamayn la’aan

3. Xanuunka xiniinyaha / barar (Testicular pain & swelling)
Barar xiniinyaha ah

Xanuun joogto ah

Mid ka mid ah xiniinyaha oo weynaada ama adkaada

4. Dheecaan ka yimaada xubinta taranka
Dheecaan aan caadi ahayn

Ur ama cuncun

Waxaa badanaa keena infekshannada sida STIs

5. Dhibaatada dhalmo la’aanta ragga
Shanbaatada oo yaraata

Tirada/shaqada manida oo hoos u dhacda

Waa maxay sababta loo booqdo isbitaalka?
Raganimadu waa qayb muhiim ah oo ka mid ah caafimaadka guud. Dhibaatooyinkaan waxay keeni karaan:

Walbahaar iyo niyad-jab

Dhibaato xiriirka ah

Caafimaad xumo mustaqbalka fog

Dhibaatooyin dhalmo

Baaritaan degdeg ah ayaa badanaa keena xal fudud:
– Baaritaan dhiig
– Ultrasound
– Tijaabo manida (semen analysis)
– Daawo, talo caafimaad, ama physiotherapy

29/09/2025

Waa shahwada is bedelkeeda .
Soo booqo dhaqtarka ragga Samakaal Hospital

22/09/2025


WaaHooyo oo tubooyinka mid kamid ah xirnaa. Markii loo sameeyay. Qaliinka furista tubooyibka xirma waxaa ilaah ku guuleeyay. In ay owlaad hesho

19/09/2025

Waala daweyn karaa Xanuunad adhalmada raagta ee dumarka. Soo booqo Samakaal Hospital qeybta la tacaalida Xanuunada. Dumarka

01/09/2025

Qeybta dhalmada Samakaal Hospital waxay kai dadaaleysa inay foosh kuu sahasho

31/08/2025

31/08/2025


Maxaa loola jeeda caafimadka taranka Ragga?

18/08/2025

Arinta Ayaa kuu keeni karta inaad uur qaadi weyso. Soo booqo Samakaal Fertility Center Faahfaahin nagalsoo xiriir 61 7699929

18/08/2025

Maka Cabaneysaa dhalma la'aanta Dumarka? Samakaal Fertility Center waa Hoyga Xalkaaga.
Soo booqo Dhaqatiirta Faahfaahin nagalsoo xiriir 61 7699929

Address

Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Samakaal Fertility Center posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Samakaal Fertility Center:

Share